{"id":5572,"date":"2020-02-22T12:05:33","date_gmt":"2020-02-22T09:05:33","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5572"},"modified":"2026-04-16T11:38:43","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:43","slug":"dawladda-shiinaha-oo-shaacisay-in-dadka-u-dhintay-caabuqa-karoona-ay-gaareen-2345-oo-qof","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5572","title":{"rendered":"Dawladda Shiinaha oo shaacisay in dadka u dhintay Caabuqa Karoona ay Gaareen 2,345 oo Qof\ufeff"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<p><strong>Dawladda Shiinaha oo shaacisay in dadka u dhintay Caabuqa Karoona ay\nGaareen 2,345 oo Qof<\/strong><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/health-minister-Ma-Xiaowei.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5573\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Wararkii u danbeeyey ee kasoo baxay Hay\u2019adda Caafimaadka\nAdduunka ee WHO iyo Wasaaradda Caafimaadka Shiinaha ayaa sheegaya in dadka la\nxaqiijiyay ee u dhintay Viruska Coroona ay tiradoodu gaartay 2345.<\/p>\n\n\n\n<p>Dawladda Shiinaha ayaa waaberigii saaka oo sabti ah shaacisay\nxog cusub oo ku saabsan faafitaanka fayraska corona iyadoo cadaysay dhimashadu\ninay sii siyaadayso sidoo kale faafitaanka cudurka iyo dadka uu haleelay ay kor\nu keceen.<\/p>\n\n\n\n<p>Wasaaradda Caafimaadka iyo Guddiga Caafimaadka Qaran ee Dawladda\nShiinaha ayaa si faah-faahsan u sharaxay in cudurka Coroona uu saacad kasta ku\nfaafayo gudaha dalka iyo dalalka deriska la ah, taasoo xaaladda sii adkaysay.<\/p>\n\n\n\n<p>Hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka WHO ayaa cudurka Coroona ku tilmaamtay\nshaydaan aan isla markiiba laga hor tagi karin, waxay intaa ku dartay in qaabka\nuu ugu faafayo gudaha shiinaha ay tahay mid ku dhacaysa deg deg, taasoo laamaha\ncaafimaadk aaan u suurta gelin karin inay iska difaacaan ama la dagaalamaan\nfaafitaankiisa.<\/p>\n\n\n\n<p>Guud ahaan dadka uu cudurkaani haleelay ayaa la sheegayaa inay\ntiradoodu gaartay ku dhawaad \u200b\u200b76,000 oo qof, kuwaas oo lagu dabiibayo isbitaalada Shiinaha.<\/p>\n\n\n\n<p>Dowalada shiinayaha ayaa aad uga walaacsan mareeynta iyo\nciribtirkacudurka feerysuka karoona. Waxana laga casbi qaba in cudurka uu ku\nfaafo dadka iyo dalka. Waxyabaha la qorsheynaya waxaa kami ah radiinta dawo\nbaabinkarta xanuunkan, tarnkiil in dadka qabo cudurka si qaas ah loo tarankiilo\niyo dadka cudurka qabo la dilo oo ah xalka ugu dambeya oo ay maciinbidikarto\nxukmada beeyjiin. <\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda Shiinaha oo shaacisay in dadka u dhintay Caabuqa Karoona ay Gaareen 2,345 oo Qof Wararkii u danbeeyey ee kasoo baxay Hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka ee WHO iyo Wasaaradda Caafimaadka Shiinaha ayaa sheegaya in dadka la xaqiijiyay ee u dhintay Viruska Coroona ay tiradoodu gaartay 2345. Dawladda Shiinaha ayaa waaberigii saaka oo sabti ah shaacisay xog [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5573,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[7],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5572","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-news-in-english"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5572","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5572"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5572\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7485,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5572\/revisions\/7485"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5572"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}