{"id":5543,"date":"2020-01-28T02:07:25","date_gmt":"2020-01-27T23:07:25","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5543"},"modified":"2026-04-16T11:38:43","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:43","slug":"soomaaliya-eritrea-iyo-itoobiya-oo-dhisaya-iskaashi-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5543","title":{"rendered":"Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya oo dhisaya iskaashi cusub"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/F0077FC8-ED8C-498D-B588-55A16362D834_w1023_r1_s.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5544\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Hoggaamiyayaasha Somalia, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed\nay kasoo saareen magaalada Asmara oo ay maanta ku kulmeen ku sheegay inay\ndoonayaan in la aasaasao Iskaashiga Geeska Afrika oo ilo diblomaasiyadeed\nsheegeen inuu yahay iskaashi cusub oo goboleed.<\/p>\n\n\n\n<p>Dhinaca\nkale Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Eritrea\nIsaias Afwerki, iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa war-muritiyeed\nay soo saareen ku sheegay inay ku heshiiyeen inay kala tashtaan madaxda kale ee\nGeeska Afrika sidii looga miro-dhalin lahaa fikirkaasi iskaashiga cusub ee\nGobolka Geeska Afrika.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxay\nsheegeen saddexda hoggaamiye inay isla qaateen qorshe waxqabad ee sannadkan\n2020-ka iyo wixii ka dambeeyaba, kaasi oo diiradda saaraya laba hadaf oo kala\nah xoojinta nabadda, degganaanshaha iyo amniga, iyo kobcinta dhaqalaha iyo\nhorumarinta bulshada.<\/p>\n\n\n\n<p>Dhinaca\namniga waxay sheegeen sadedxda hoggaamiye inay ku heshiiyeen inay la\ndagaalamaan isla markaana baabi\u2019iyaan halista uu gobolku wajahayo ee dhinaca\nargagisixsada, isku socodka hubka iyo maandooriyayaasha.<\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyayaasha Somalia, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed ay kasoo saareen magaalada Asmara oo ay maanta ku kulmeen ku sheegay inay doonayaan in la aasaasao Iskaashiga Geeska Afrika oo ilo diblomaasiyadeed sheegeen inuu yahay iskaashi cusub oo goboleed. Dhinaca kale Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa war-muritiyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5544,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5543","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5543","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5543"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7491,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5543\/revisions\/7491"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5543"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}