{"id":5494,"date":"2020-01-07T10:10:22","date_gmt":"2020-01-07T07:10:22","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5494"},"modified":"2026-04-16T11:38:43","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:43","slug":"hayadda-duulista-hawada-oo-walaac-ka-muujineysa-maamulka-hawada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5494","title":{"rendered":"Hay\u2019adda duulista Hawada oo walaac ka muujineysa maamulka Hawada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/SCA.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5495\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Hay\u2019adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya oo saddon sano kaddib ku guuleysatay inay la soo wareegto maamulka Hawada Soomaaliya ayaa wal wal ka qabto in markale dib loogala wareego maamulka Hawada.<\/p>\n\n\n\n<p>Mudane Axmed Macalin Xasan Maareeyaha Hay\u2019adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa xusay in shirciga duulista rayidka ay wax badan uga xiranyahay howlaha hay\u2019adda duulista<\/p>\n\n\n\n<p>\u201c13 ka bishan waxaa Nairobi ka dhici doono shir looga hadlayo Hawada Soomaaliya, anagoo ugu horeyn nala wey diin doono sharcigii duulista Hawada\u201d ayuu yiri<\/p>\n\n\n\n<p>Maareeyaha Hay\u2019adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa sheegay in Xildhibaannada Golaha Shacabka in 4-tii bishan ay meel mariyeen sharciga Duulista rayidka ee Hawada, waxaana uu Xildhibaananda Golaha Aqalka Sare ka codsaday inay sharciga ansixiyaan, maadaama uu muhiimad gaar ah u leeyahay guud ahaan Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p>Mudane Axmed ayaa tilmamay in Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliya ay hadda soo saartaa 22 milyan, haddii sharciga la ansixiyana ay hay\u2019adda soo saari doontaa ku dhawaad 50 milyan oo doolarka Mareykanka.<\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya oo saddon sano kaddib ku guuleysatay inay la soo wareegto maamulka Hawada Soomaaliya ayaa wal wal ka qabto in markale dib loogala wareego maamulka Hawada. Mudane Axmed Macalin Xasan Maareeyaha Hay\u2019adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa xusay in shirciga duulista rayidka ay wax badan uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5495,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[7],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5494","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-news-in-english"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5494","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5494"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5494\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7498,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5494\/revisions\/7498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5494"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5494"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5494"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5494"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}