{"id":5452,"date":"2020-11-19T09:00:47","date_gmt":"2020-11-19T09:00:47","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5452"},"modified":"2026-04-16T11:38:41","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:41","slug":"ardayda-kulliyadda-saxaafadda-jaamacadda-ummadda-oo-booqasha-aqoon-korosi-ah-ku-tegay-madaxtooyada-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5452","title":{"rendered":"Ardayda kulliyadda Saxaafadda Jaamacadda Ummadda  oo Booqasha aqoon korosi ah ku tegay Madaxtooyada Qaranka"},"content":{"rendered":"\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81380924_599925727486161_7828731641139822592_o-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5454\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Madaxtooyada Qaranka ayaa u fidisay ardayda dhigata kulliyadda Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahinta ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed booqasho cilmiyeed ay wax kaga ogaanayaan hannaanka shaqo ee Xafiisyada ugu sarreeya dalka.<\/p>\n\n\n\n<p>Ardaydaan oo soo indho-indheeyey qeybaha kala duwan ee Madaxtooyada ayaa kulammo xog wareysi ah la yeeshay qaar ka mid ah agaasinka, madax-qaybeedyada iyo shaqaalaha Madaxtooyada JFS.<\/p>\n\n\n\n<p>Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Mudane Cabdinuur Maxamed Ahmed oo ardaydaan ku soo dhaweeyey Madaxtooyada ayaa uga warbixiyey shaqada guud ee Xafiiska Madaxweynaha.<\/p>\n\n\n\n<p>Agaasime Cabdinuur ayaa tilmaamay in ardaydaan oo ah dufcadii ugu horreysay burburkii kaddib ee culuumta saxaafadda ka dhigta Jamacadda Ummadda ay &nbsp;aasaas u yihiin horumarka iyo koboca aqooneed ee Saxaafadda Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n<p>Danjire Yusuf Garaad Cumar oo bare u ah ardaydaan, hoggaaminayeyna &nbsp;booqasho cilmiyeedkan ayaa soo jeediyey in la xoojiyo xiriirka wada-shaqeyneed ee Kulliyadda Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda iyo Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada.<\/p>\n\n\n\n<p>Dhankooda, ardayda Kulliyadda Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahinta ee Jaamacadda Ummadda ayaa sheegay in ay aad ugu faraxasan yihiin booqashada Madaxtooyadooda,dhiirrigelinna ay u tahay in ay fahmaan hannaanka warbaahineed ay u shaqeyso Madaxtooyada.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81095069_599926047486129_5250909694762942464_o-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5455\"\/><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Qaranka ayaa u fidisay ardayda dhigata kulliyadda Saxaafadda iyo Cilmiga Warbaahinta ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed booqasho cilmiyeed ay wax kaga ogaanayaan hannaanka shaqo ee Xafiisyada ugu sarreeya dalka. Ardaydaan oo soo indho-indheeyey qeybaha kala duwan ee Madaxtooyada ayaa kulammo xog wareysi ah la yeeshay qaar ka mid ah agaasinka, madax-qaybeedyada iyo shaqaalaha Madaxtooyada JFS. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":6961,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5452","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5452","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5452"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6823,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5452\/revisions\/6823"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/6961"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5452"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}