{"id":5418,"date":"2019-12-27T23:55:31","date_gmt":"2019-12-27T20:55:31","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5418"},"modified":"2026-04-16T11:38:44","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:44","slug":"raiisul-wasaaraha-israels-benjamin-netanyahu-ayaa-ku-guuleystay-hoggaanka-xisbigiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5418","title":{"rendered":"Ra`iisul Wasaaraha Israel&#8217;s Benjamin Netanyahu ayaa ku guuleystay hoggaanka xisbigiisa"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/110309962_israel.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5420\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ra`iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuu ku guuleystay codbixin loo qaaday hoggaanka xisbigiisa Likud.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Xubnaha xisbiga oo gaaraya 116,000 ayaa 49% codeeyay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ninkii la tartamayay Gideon Saar ayaa qirtay in laga guuleystay, isagoo sheegay inuu haatan taageeri doono Mr Netanyahu marka la gaaro doorashada guud.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Codbixintan ayaa loo arkayay mid lagu tijaabinayo Mr Netanyahu xilli uu wajahayo caqabado badan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Mr Netanyahu, oo 70 jir ah, ayaa wajahaya eedeymo la xiriira laaluush iyo musuqmaasuq, iyadoo sidoo kale ay doorashadii saddexaad ka dhacday dalkaas muddo sanad gudihiis ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Doorashooyinkii hore ee dhacay bilihii April iyo September ayaa xisbiga Likud wuxuu awoodi waayay inuu soo dhiso dowlad.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Mr Saar, oo ah nin caan ah oo xisbiga ka tirsan, ayaa doonayay inuu xisbigu u furo waddo cusub.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Mr Netanyahu ayaa shalay si toos ah bartiisa Facebook uga codsanay xubnaha xisbiga inay codbixinta ka qeyb qaataan.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Waxaa la saadaaliyay inuu ku guuleysan doono hoggaanka, balse wuxuu sameeyay olole ballaaran isagoo doonayay inuu sii hayo hoggaanka xisbiga.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Mr Netanyahu, oo ah hoggaamiyihii ugu muddada dheeraa ee dalkaasi xukumayay, ayaa bishii hore lagu soo oogay saddex dacwadood oo musuqmaasuq ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Balse wuu beeniyay jiritaanka eedeymahaas, isagoo sheegay inay yihiin kuwo siyaasad ahaan la soo abaabulay.<\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra`iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuu ku guuleystay codbixin loo qaaday hoggaanka xisbigiisa Likud. Xubnaha xisbiga oo gaaraya 116,000 ayaa 49% codeeyay. Ninkii la tartamayay Gideon Saar ayaa&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5420,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":["post-5418","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-somali-news"],"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5418","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5418"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5418\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7507,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5418\/revisions\/7507"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5418"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}