{"id":5413,"date":"2019-12-27T19:43:43","date_gmt":"2019-12-27T16:43:43","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5413"},"modified":"2026-04-16T11:38:44","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:44","slug":"wasiirka-dhallinyarada-iyo-cayaaraha-oo-deeq-lacageed-ku-wareejisay-xafiiska-sntv-ee-yurub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5413","title":{"rendered":"Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha oo deeq lacageed ku wareejisay Xafiiska SNTV ee Yurub"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<p><\/p>\n\n\n\n<p>Wasiirka Wasaaradda\nDhalinyaradda iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo\nMaxamed Diiriye oo howlo shaqo u joogto Qaaradda Yurub ayaa lacag ay ugu\ntalagashay in wax loogu qabto dhinaca qalabka Xafiiska Warbaahint Qaranka uu ku\nleeyahay bartamada Yurub.<\/p>\n\n\n\n<p>Wasiir Khadiija oo ka\nhadashay deeqda ayaa sheegtay in shacabka Soomaaliyeed looga baahanyahay inay\nisu gurmadaan meelkasta oo ay joogaan.<\/p>\n\n\n\n<p>\u201cHalkan wax weyn kuma jiraan,\ndaruufaha ugu weyn maalin dhaweyd ayaan arkay wixii aan wax ka qaban karo, kun\ndollar waa waaye waana kaalmo aan ugu talagalay xafiiska SNTV ee bartamaha\nQaaradda Yurub ee iga guddooma, ujeedka aan u bixinayo waa ka warqabka &nbsp;dadka\nSoomaaliyeed gudaha iyo dibadda\u201d ayay tiri Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye.<\/p>\n\n\n\n<p>Wasiirka Wasaaradda\nDhalinyaradda iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo\nMaxamed Diiriye ayaa bogaadisay howlwadeennada Warbaahinta Qaranka meelkasta oo\nay dunida ka joogaan sida ay uga go\u2019antahay soo gudbinta iyo isku xirka\nbulshada Soomaaliyeed.\n\n\u201cIsku xirka danaha\nshacabka iyo dowladda waa muhiim, xaqiiq waxa aad bulshada u gudbineysaan waa\nwax aad u muhiimsan, Alle ha idin barakeeyo, waan dareemi karaa daruufta aad\nugu adeegeysaan bulshada, waana gaarsiin doonaa marxaladda aad ku shaqeyneysaan\nmadaxda Wasaaradda Warfaafinta oo aan saaxiibo dhaw nahay, idinkuna sii xoojiya\nsoo tebinta dhacdooyinka Yurub\u201d ayay Wasiir Khadiija hadalkeeda ku soo gebo gabeysay\n\n\n\n<\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo howlo shaqo u joogto Qaaradda Yurub ayaa lacag ay ugu talagashay in wax loogu qabto dhinaca qalabka Xafiiska Warbaahint Qaranka uu ku leeyahay bartamada Yurub. Wasiir Khadiija oo ka hadashay deeqda ayaa sheegtay in shacabka Soomaaliyeed looga baahanyahay inay isu gurmadaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5413","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5413","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5413"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5413\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7509,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5413\/revisions\/7509"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5413"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5413"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5413"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5413"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}