{"id":5407,"date":"2019-12-27T19:41:43","date_gmt":"2019-12-27T16:41:43","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5407"},"modified":"2026-04-16T11:38:44","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:44","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-deeq-dawo-ah-gaarsiisay-isbitaalka-dhoobley","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5407","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo deeq dawo ah gaarsiisay Isbitaalka Dhoobley"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/9-10-1024x576.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5408\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka\nGargaarka ayaa maanta deeq dawo ah gaarsiisay isbitaalka Dhooleey ee Gobolka\nJubbada Hoose, halkaasi oo ay ku nool yihiin qoysas uu saameeyay fatahaado\nhalkaasi ku dhuftay.<\/p>\n\n\n\n<p>Wafiga ayaa garoonka waxaa ku\nsoo dhaweeyay mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Degmada, iyadoo soo dhaweyn\nkaddib u kuurgalay xaaladda dhabta ah ee ka jirta Degmada.<\/p>\n\n\n\n<p>Xildhibaan Xasan Cabdi\nIsmaaciil oo ka tirsan Golaha Shacab lagana soo doortay deegaanada Jubbaland oo\nla hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in daadad ka dhashay roob mahiigaan ah uu\nsaameyn xoogan ku yeeshey bulshada&nbsp; ku nool Gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n\n\n\n<p>\u201cWafdi uu hogaaminayo\nWasiirka Gargaarka iyo xubno ka socady Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha oo aan qeyb\nka ahaa ayaan kormeer ku tegnay Degmada Dhoobley, waxaana soo booqanay meelaha\nay dadka barakacayaasha deganyihiin, kormeer kaddib waxaan wadnay daawo lix tan\nah oo aan ugu talagalnay Isbitaalka, runtii dad ay saameysay fatahaada ayaa\nhalkan ku nool\u201dayuu yiri Xildhibaan Cabdi Ismaaciil.<\/p>\n\n\n\n<p>Wasiirka Gargaarka iyo\nMaareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Saciid\nXamsa oo ah Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Qaranka ayaa sheegay in hay\u2019adaha\ngargaarku dhaqso uga howl geli doonaan Dhoobley, si gurmad balaaran loo\ngaarsiiyo bulshada ku dhibaateysan Dhoobleey.<\/p>\n\n\n\n<p>\u201cWaan idinka soo daahnay, wixii soo daaho ayaa kheyr ku jira, maanta ayaan go\u2019aansanay inan idin soo gaarno., waxbaan ka qaban doonaa hay\u2019adaha halkan ka maqan inay si deg deg ah u soo noqdaan, Waxbarashada Caafimaadka inaad heli doontaan ayaan rajeynayaa\u201d ayuu yiri Wasiirka Gargaarka.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-20-1024x576.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5409\"\/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Isbitaalka-Dhoobley-1024x576.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5410\"\/><\/figure>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gargaarka ayaa maanta deeq dawo ah gaarsiisay isbitaalka Dhooleey ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ku nool yihiin qoysas uu saameeyay fatahaado halkaasi ku dhuftay.&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5410,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5407","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5407","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5407"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5407\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7510,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5407\/revisions\/7510"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5407"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5407"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5407"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5407"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}