{"id":5402,"date":"2019-12-26T13:45:11","date_gmt":"2019-12-26T10:45:11","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5402"},"modified":"2026-04-16T11:38:44","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:44","slug":"dadka-naafada-oo-cabasho-sharciga-doorashoyinka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5402","title":{"rendered":"Dadka Naafada Oo Cabasho ka ah   Sharciga Doorashoyinka"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Shir-Saxaafadeedka-Dadka-Naafada-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5403\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Dadka naafada ayaa waxaa ay walaac&nbsp; xoogan ka mujinayaan sharciga\ndoorashoyinka&nbsp; in ay san ku laheyn wax\nmatelaad iyo xaquuqduuda mujinaya. Sharcigan ayaa horyaal baarlamnaka golaha\nshacabka waxaan u ku socda aqrinta sedexaad oo noqonkarta mid u dambeysa oo\nlagu ansaxiyo maalmaha soo socod<\/p>\n\n\n\n<p>Qaar ka mid dadka u ololeyo xaquuqda naafada oo ka hadalya\ncabashadooda ayaa sheegey in aad uga xunayhiin in sharciga doorashada uu nqoday\nmid dad qaas u adeego oo aysan dadka naafada ku laheyn wax muqaal iyo metelaad dorashyinka\nxildhibanda iyo madaxanimo dalka somaliyed <\/p>\n\n\n\n<p>Dadka naafada ayaa fariin u diraya gudoonka labada aqal\nbaarlamanka, gudoga loo xilsaray talbixinta sharciga doorashoyinka, gudigga\nmadaxa banana doorashooyinka,&nbsp; gudoonka\nlabada aqala, reysula wasraha iyo madaxweynaha jamhuriyada federaalka somaliyed\nin dhowaraan xaqa iyo xaquuqda muwadiniinta naafada<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa kale oo ay&nbsp;\ncodsanayaan in la dhowro darstuurka dalka iyo sahrciga caalamiga\nxaquudad dadka naafada oo ah kuwo dhowrayda xaquuda muwaadinka iyo mida dadka\nnaafada ah<\/p>\n\n\n\n<p>Dadka naafada ayaa aad uga xumaday in qodobo hore ugu qornaa\nsharciga la tiray kuwaa lagu xusay dadka naafada.&nbsp; <\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadka naafada ayaa waxaa ay walaac&nbsp; xoogan ka mujinayaan sharciga doorashoyinka&nbsp; in ay san ku laheyn wax matelaad iyo xaquuqduuda mujinaya. Sharcigan ayaa horyaal baarlamnaka golaha shacabka waxaan u ku socda aqrinta sedexaad oo noqonkarta mid u dambeysa oo lagu ansaxiyo maalmaha soo socod Qaar ka mid dadka u ololeyo xaquuqda naafada oo ka hadalya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5403,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5402","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5402"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7511,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5402\/revisions\/7511"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5402"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}