{"id":5290,"date":"2019-11-11T09:47:20","date_gmt":"2019-11-11T06:47:20","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5290"},"modified":"2026-04-16T11:38:44","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:44","slug":"guddiga-kmg-ah-ee-soo-diyaarinta-sharciga-doorashooyinka-qaranka-oo-kulan-la-qaatay-guddiga-madaxbanaan-ee-doorashooyinka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5290","title":{"rendered":"Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/75210691_699002570588810_7331221591851794432_n-768x512.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5291\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Guddiga kumeel gaarka ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa kulan kula qaatay guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n\n\n\n<p>Kulanka oo uu shir-gudoominayay guddoomiyaha guddiga Xildhibaan Cabdulaahi Abukar Xaaji ayaa waxaa goobjoog ahaa inta badan Xubnaha ka ah Guddiga.<\/p>\n\n\n\n<p>Xubnaha ka socday gudiga doorashooyinka madaxa banaan ee Qaranka&nbsp; ayaa laga dhageystay warbixin ku saabsan shaqada gudiga, waxa ayna soo bandhigtay qorshayaasha gudiga ee ku wajahan hanaanka doorashooyinka dalka.<\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga kumeel gaarka ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa kulan kula qaatay guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka. Kulanka oo uu shir-gudoominayay guddoomiyaha guddiga Xildhibaan Cabdulaahi Abukar Xaaji ayaa waxaa goobjoog ahaa inta badan Xubnaha ka ah Guddiga. Xubnaha ka socday gudiga doorashooyinka madaxa banaan ee Qaranka&nbsp; ayaa laga dhageystay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5291,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5290","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5290","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5290"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5290\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7522,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5290\/revisions\/7522"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5290"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5290"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5290"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5290"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}