{"id":5270,"date":"2019-11-09T20:41:01","date_gmt":"2019-11-09T17:41:01","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5270"},"modified":"2026-04-16T11:38:44","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:44","slug":"gudoomiyaha-guddiga-maaliyadda-aqalka-sare-wasiirada-maaliyadda-dowlad-goboleedyada-oo-garoowe-ku-kulmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5270","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Guddiga Maaliyadda Aqalka sare &#038; Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada oo Garoowe ku kulmay"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Aqalka-Sare-1-1024x580.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5271\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Gudoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha iyo Maailyadda ee Aqalka sare Cabdi Axmed Dhuxulow, Xubno ka tirsan Aqalka Sare iyo Wasiirada Maalyadda ee Dowlad Goboleedyada iyo sharci yaqaano ayaa ka qeyb galay kulan &nbsp;ka qabsoomay magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p>Ujeedada kulanka ayaa ku saabsanaa Dhageysiga talooyinka Dowlad Goboleedyada ee &nbsp;Sharciyada kala ah Sharciga Maareenta&nbsp; Maalyadda,Sharciga Hanti Dhorka Guud ee Qaranka, Sharciga Iibka Qaranka ,Sharciga Canshuuraha&nbsp; Furdooyinka iyo .<\/p>\n\n\n\n<p>Xubanaha ka socda maamul goboleedyada ayaa inta uu kulankan socdo talooyin iyo fikrado ku darsan doona sharciyadan oo ka dib dib loogu celin doono golaha aqalka sare si ay u meelmariyaan.<\/p>\n\n\n\n<p>Gudoomiyaha Guddiga dhaqaalaha iyo maaliyadda Aqalka sare ayaa ugu horey Ka hadlay ujeedada kulankan.iyo ahmiyadda uu u leeyahay&nbsp; maamul goboleedyada<\/p>\n\n\n\n<p>Wasiirka Maalyadda Dowlad Goboleedka Buntland ayaa u mahad celiyay Guddiga maalyadda Aqalka Sare wuxuuna sheegay Inay taageerayaan &nbsp; In la helo &nbsp;wax Soomaali oo dhan dan u ah.<\/p>\n\n\n\n<p>Sharciyadda Maareenta&nbsp; Maalyadda,Sharciga Hanti Dhorka Guud ee Qaranka ,Sharciga Iibka Qaranka , iyo Sharciga Canshuuraha&nbsp; Furdooyinka &nbsp; ayaa horey loo marsiiyay Golaha shacabka iyo golaha Wasiirada waxaana la filayaa &nbsp;in kadib marka lasoo dhameeyo wadatashigan lala yeelano dowlad goboleedyada In dib loogu soo celiyo golaha aqalka sare si ay u meel mariyaan kadibna ay ugu dambeyn ugu gudbiyaan madaxweynaha Soomaaliya oo isna saxiixi doono si ay ansax u noqdaan sharciyadan.<\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha iyo Maailyadda ee Aqalka sare Cabdi Axmed Dhuxulow, Xubno ka tirsan Aqalka Sare iyo Wasiirada Maalyadda ee Dowlad Goboleedyada iyo sharci yaqaano ayaa ka qeyb galay kulan &nbsp;ka qabsoomay magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland. Ujeedada kulanka ayaa ku saabsanaa Dhageysiga talooyinka Dowlad Goboleedyada ee &nbsp;Sharciyada kala ah Sharciga Maareenta&nbsp; Maalyadda,Sharciga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5271,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5270","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5270","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5270"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5270\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7527,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5270\/revisions\/7527"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5270"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5270"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5270"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5270"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}