{"id":5266,"date":"2019-11-09T07:04:07","date_gmt":"2019-11-09T04:04:07","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5266"},"modified":"2026-04-16T11:38:44","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:44","slug":"ho-oo-ka-hadashay-waxyeelladii-ka-dhalatay-fatahaadaha-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5266","title":{"rendered":"WHO oo ka hadashay waxyeelladii ka dhalatay fatahaadaha Dalka"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image is-resized\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/who.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5267\" width=\"532\" height=\"298\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa baraha Bulshada ku sheegtay in fatahaadihii dhowaan ka dhacay qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya ay ku dhinteen 25 Qof, halka 47 kalena ay ku dhaawacmeen, xilli ay Roobab culus ay ka da\u2019ayaan meelo ka mid ah Dalka.<\/p>\n\n\n\n<p><em>Hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka ayaa sheegtay in Roobab mahiigaan ah oo\nka hooray dhowr qeybood oo ka mid ah Soomaaliya ay barakiciyeen in kabadan\n270,000 oo Qof, iyadoo burburiyay hab nololeedkii Dadka iyo kaabayaashii\ndhaqaalaha ee Dalka.<\/em><\/p>\n\n\n\n<p><em>Xaaladaha adag ee ka jirta qeybo ka mid ah goobaha ay daadadku\nsaameeyeen ayay sheegtay WHO in ay geeyeen qaddar yar oo Naf badbaadin ah,\nbalse uu jiro dedaallo lagu ballaarinayo howlaha gargaarka.<\/em><\/p>\n\n\n\n<p><em>Xafiiska Qaramada midoobay u qaabbilsan Isuduwidda arrimaha\nBani\u2019aadamnimada (OCHA) ayaa dhowaan sheegay in kabadan 547,000 oo Qof in ay\nsaameeyeen fatahaada Dalka ka dhacay.<\/em><\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa baraha Bulshada ku sheegtay in fatahaadihii dhowaan ka dhacay qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya ay ku dhinteen 25 Qof, halka 47 kalena ay ku dhaawacmeen, xilli ay Roobab culus ay ka da\u2019ayaan meelo ka mid ah Dalka. Hay\u2019adda Caafimaadka Adduunka ayaa sheegtay in Roobab mahiigaan ah oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5267,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5266","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5266","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5266"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5266\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7528,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5266\/revisions\/7528"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5266"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5266"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5266"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5266"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}