{"id":5145,"date":"2019-09-04T11:59:00","date_gmt":"2019-09-04T08:59:00","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5145"},"modified":"2026-04-16T11:38:45","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:45","slug":"shirkada-bangiga-premier-somalia-higelisay-addega-dadka-naafada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5145","title":{"rendered":"Shirkada Bangiga Premier Somalia Hirgelisay Addega dadka Naafada"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Premier-Banka-Somalia.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5146\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Bangiga caalamiga ee premier Bank ayaa ka hirgaliye xaruntiisa Muqdisho salaxa kuraasata \u00a0dadka naafada ay ku socdan  ku galaan ama baxaan alabaada goobaha dadweeyne ee ganacsiga iyo kuwa danta guud. Dadka naafada somaliyed oo ah kuwo tiro badan oo aan qiyaas sugan laga heynin ayaa waxaa lagu qiyaasaa in kabadan 15% in ka yahiin bulshad dhexdeeda<\/p>\n\n\n\n<p>Dadka naafada ayaa waxaa\u00a0 caqabad aad iyo aad u weeyn ku aheed sida ay ku helilaheeyn adeegyada kaladuwan \u00a0uu qabto bangiga premier. \u00a0Waxaana  hubaal ah in dad naafo ay kamidyahiin macmiisha bangiga ku xiran oo lacagaha dhigta ama ka qata amaha ama ka xawisho. <\/p>\n\n\n\n<p>Dadkan qaar badan oo kamid ah ayaa ka muujiye cabasho arinka iyaka oo adeegsanaye  wadiiqoyin kala duwan.\u00a0 Mr. Maxamed Cali Farax Gudomiyaha Dalada SODEN Somalia Disability Empowerment Network waxaa uu abuuray Albaabka igafur, isaga oo marar badan ku celceliye muhiimada ay ledahay in Bangigia uu furo alabaabka dadka naafada<\/p>\n\n\n\n<p>Mr. Ismail Ahmed\u00a0 Madaxa hayada SASDI Somali DIsability Schoalrs oo ka mid ah shaqalaha waxaa uu isna dhowr jeer kala hadalay maamulka\u00a0 shaqalaha iyo qaar akmid maamulka bangiga in hirgeliyaan adeeg dadka naafada u sahla gelitaan bangiga. Mr. Abdullahi Hassan Hussein\u00a0 Madaxa Somalia Disability Clsuter ( Tubta Dadka Naafada ) waxaauu abuuray kacaanka Dadka Naafada kaas  marar badan kala hadaly arinkan waardiyaha iyo shaqalaha bangiga ugu dambeeyntii waxaa maqaal uu ka sameyearinkan uu ku qoray  barta bulsho cabasho xoogan<\/p>\n\n\n\n<p>Ugu dambeeyntii Bangiga Premier waxaa uu qaatay talaabo uu kaga  fal celiyo cabashada iyo dalabka dadka naafada oo ah in ay helaan salax ama salaam u sahla gelitanka iyo bixitaanka bangiga si u helan qidmad ay u bahanayhiin.\u00a0 Waxana dhismaha uu ka bilawday Dhamadka Bisha Augost 2019 kaas oo gaba gaboobi doona horaanta bisha Septmeber 2019 isaga oo hada gaba gabo maraayo. <\/p>\n\n\n\n<p>Dadka naafada iyo guud ahaan bulshada somaliyed waa ay ku amaaneeyn shirkada\u00a0 talaabada muhiimka oo ay hada qaaday. Inkastoo ay ku habooneed  in goor hore ay qaadaan talaabadan mid la mid ah. Shirka dahabshiil xarunteeda Muqdishu waa ay leedahay salaanka kuraasta dadka naafada. Waxaa kale oo jiro goobo ganacsi oo iyana bilabay hirgleinta<\/p>\n\n\n\n<p>Shrikada bangiga Premier waa mid ku amaanan doorkeda  dhanka naafada waxaana jir ay ay shaqalaheda ka midayhiin dad naafo ah. sida ay sheegeyan xogo aan helanay waxaa ka shaqeey  dad naafo xirfadleyaal sare oo jaamacada ka soo baxay . waana ay ku amaananatahay shirkada dorkeeda in kastoo ay  habooneed in noqdan shaqalaha naafada 10%.  iyo dargargelinta mashaariic lagu horumarinayo dadak naafada somaliyed. <\/p>\n\n\n\n<p>Fariinta ugu weeyn waxaa ay tahay in somaliya ay ku biirtay heshiiska caalmiga dadka naafada sanadka 2019 \u00a0kaa oo ay masuuliyad ka wada saaratahay fulintiisa Dadka Naafada, Shacbiga, Ganacsatada, Beesha Caalamka iyo Hayada Dowlada Federaalka in si wadajir ah isaga kaashadaan taabagelinta iyo fulinta axadiga caalmigadadak naafada<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Premier-Banka-Somalia-1.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5147\"\/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/Premier-Banka-Somalia-2.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5148\"\/><\/figure>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bangiga caalamiga ee premier Bank ayaa ka hirgaliye xaruntiisa Muqdisho salaxa kuraasata \u00a0dadka naafada ay ku socdan ku galaan ama baxaan alabaada goobaha dadweeyne ee ganacsiga iyo kuwa danta guud.&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5148,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5145","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5145","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5145"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5145\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7543,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5145\/revisions\/7543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5145"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5145"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5145"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5145"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}