{"id":5138,"date":"2019-08-28T01:15:35","date_gmt":"2019-08-27T22:15:35","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5138"},"modified":"2026-04-16T11:38:45","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:45","slug":"daaciga-weeyn-zaki-naik-oo-lagu-soo-eedeeye-faafinta-firkir-argagaxiso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5138","title":{"rendered":"Daaciga Weeyn Zaki Naik oo lagu soo eedeeye faafinta firkir argagaxiso"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image is-resized\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/zaki-naik.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5139\" width=\"662\" height=\"348\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Daacigi casriga ah Zaki Naik\nayaa lagu soo ragay xanibaado caalmi ah kadib markii ay dowlada Hindiya dadaal\nxoogan u gashay sida ay ku amusinlaheed daaciga xoogan ee kasoo ifbaxay&nbsp; malaayinta muslmka hindiga ah. <\/p>\n\n\n\n<p>Sakai waa muwadin hindi ka soo\njeedo Galbeedka hindiya &nbsp;Mumbaay\ncaasimada maamulka &nbsp;Maharashtra oo\nmaamulka 3xaad dalka hindiya. Waxaa u dhashay sandka&nbsp; waxaa madada caafimadka bartay jamcada\nmumbaay waxana uu ku taqsusay qaliinka<\/p>\n\n\n\n<p>Sanadka 1991 waxaa bilabay\nfidinta dacwada diinta islaamka, waxa uu aasasay Islamic Research foundation hayada\ncilmibaarista islaamka hakas oo ay xaaskiisa Farhat ay u qaabilsand arimaha\ndumarka. Waxaa kale oo aasasay Islamic International school oo kuyaal magalada\nmumbaay. Waxa kale uu aas aasay united Islamic aid oo ah hayd dhaliyarada siisa\ndeeqo waxbrasho iyo mashaariic horumarined. <\/p>\n\n\n\n<p>Sanadka 2012 waxaa uu aas\nsaasay peace Tv kaas oo laga mamnuucayy dalka Hindiya sanadka 2016 xili uu\nqabaney shirweyne dalka Hindiya ka dhacaye. Sanadka 2017 waxaa laga masaafuriye\ndalka Hindiya waxana uu megengelyo degnasho ka helay Boqortoyada sacuudi\ncareebiyo. <\/p>\n\n\n\n<p>Saki Naik waxaa noqday daaci\nweeyn qabta munaasabdo diini aad u waaweeyn kuwaa ay malinkasto ku islaami\njireeyn boqolaal qofaad, Saki Naik howlaha uu wado waxaa uu ka shaqaleysi in ka\nbadan 500 &nbsp;&nbsp;&nbsp; qofood si joogto u shaqeeye\niyo kumaan&nbsp; shaqaale aan joogto\naheeyn.&nbsp; <\/p>\n\n\n\n<p>Telefishinka peace tv waxaa\nnoqday mid horumar xoogan sameye muqalkasta oo la geliyaa waxaa uu mudo koban\nku gaaraa boqol kun oo laak ah. Halka dadka ku xiran oo dawada yay kor &nbsp;u dhafaan 2 milyan mudo kooban. <\/p>\n\n\n\n<p>Sanadka 2004 waxa ka qeeybgal\nshir ka shacay Dalka Austareeliya iyo sandka 2006 &nbsp;Wales halka uu ka jediye dood ah in Islamka uu\nxurmey dumarka. Halaas uu murgeliye jogistiisa Xildhiban Davis Califor waxa\niayana ka hadaly socdalkis &nbsp;<a href=\"https:\/\/en.wikipedia.org\/wiki\/Saleem_Kidwai_(Muslim_Council_of_Wales)\">Saleem\nKidwai<\/a>, xogheeyaha guud golaha muslimiinta welishka. &nbsp;<\/p>\n\n\n\n<p>Sanadka 2010\nwaxaa loo diiday da ku galka wadmada Ingiriiska iyo Kanaca. Sandka 2014 waxaa\nmadaxweynah daka Gambiya aya ku csumay shorweyn oo ka dhacay Jamcada Gana oo ay\nkasoo qeeyb galeyn&nbsp; shacbi, xildhibano,\nwasiro iyo madax sare dalka. Sandka 2012 iyo 2016 waxa shirarbadan kaga qeeyb\ngalay dalka Maleeysia<\/p>\n\n\n\n<p>Saki waxaa uu ka hadaly\ndhibatada dadka muslimka aduunka ku heysato isaga oo tusaale usooqaatay\nFalstiin iyo Kashmiir. Dowalda hindiya ayaa ka ceeyrisay mar kale dalkeeda\nisgaa ku sugna dalka maleeysiya. &nbsp;Sababta\nugu weeyn oo looga soo ceeyriye dalal badna ayaa in lagu tilmaamay in\ndhiirigeliye fikirka argagaxisada oo uu ku beero dhanliyarada taas oo ah\needeeymo aah cadeeyn laheeyn<\/p>\n\n\n\n<p>Dcawadiisa waxaa\nlaga xanibay dalal badan oo ay ka midyahiin i<a href=\"https:\/\/en.wikipedia.org\/wiki\/India\">ndia<\/a>,&nbsp;<a href=\"https:\/\/en.wikipedia.org\/wiki\/Bangladesh\">Bangladesh<\/a>,&nbsp;<a href=\"https:\/\/en.wikipedia.org\/wiki\/Canada\">Canada<\/a>, the&nbsp;<a href=\"https:\/\/en.wikipedia.org\/wiki\/United_Kingdom\">United Kingdom<\/a>&nbsp;and&nbsp;<a href=\"https:\/\/en.wikipedia.org\/wiki\/Malaysia\">Malaysia<\/a>,&nbsp;<\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daacigi casriga ah Zaki Naik ayaa lagu soo ragay xanibaado caalmi ah kadib markii ay dowlada Hindiya dadaal xoogan u gashay sida ay ku amusinlaheed daaciga xoogan ee kasoo ifbaxay&nbsp; malaayinta muslmka hindiga ah. Sakai waa muwadin hindi ka soo jeedo Galbeedka hindiya &nbsp;Mumbaay caasimada maamulka &nbsp;Maharashtra oo maamulka 3xaad dalka hindiya. Waxaa u dhashay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5139,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5138","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5138"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7545,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5138\/revisions\/7545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5138"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}