{"id":5106,"date":"2019-08-19T11:31:17","date_gmt":"2019-08-19T08:31:17","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5106"},"modified":"2026-04-16T11:38:45","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:45","slug":"masiibada-ka-dhacday-dowlada-hoose-xamar-xarunta-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5106","title":{"rendered":"Musiibadii Ka Dhacday Dowlada Hoose Xamar Xarunta Gobolka Banaadir Weearar Qarax Ismiidaamin ah"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<p> <\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image is-resized\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Mamulka-Gobolka-Banadir.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5111\" width=\"613\" height=\"431\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Sameeynta uu ku sheeyay dadka\nnaafada Qaxara &nbsp;Xarunta Gobolka Banadir <\/p>\n\n\n\n<p>Waxaa ay aheed arin murugo iyo naxdin xoogan leh markii ay dadka ku nool degmooyinka ku hareeresan Xarunta Dowlada Hoose Xamar ay maqleeyn qarax kaa oo ka dhacay midka mid qolalka shirarka gobolka banadir oo ay inta badan ku kulmi jireeyn madaxada dowlada hoose iyo kuwa amaanka iyo shirarkale oo muhiim. <\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Banadir-Region-UN-envoy-somalia-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5113\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Waxaa ay aheed maalin arbaco ah &nbsp;oo ay xarunta dowlada hoose mashquul xoogan ku\naheed martigleinta shri weeyn loogu soo dhoweyneye Wakiila Qaramda midaabay ee\nSomaliya Mr. James Swon iyo ajaanibkale oo wehelis. Waxaa shirka gudomiye\nGudomiye yariiso.&nbsp; Shirka ayaa lagu\nqabtay qolka weeyn ee shirarka halkaa oo ay kasoo qeeyb galeeyn dad badan. <\/p>\n\n\n\n<p>Maalinta 24 July 2019 Galinka hore\nguud ahaan xarunta waxaa ay aheed mid mashquul xoogan uu ka jiray. Waxaana soo\ngalaye dad kaladuwan oo shirka ka qeeybgalaya iyo dad adeeg u imaada xarunta\ndowlada hoose ee xamar.&nbsp; Marka uu soo\ndhamaday kulankii hore abarahii casirka galabnimo waxaa kala dareerey dadkii\nintiisa badan iyo wafuuda ajaaniibta iyo xubno sare oo dowlada hoose iyo\nsaraakill sar sare<\/p>\n\n\n\n<p>Si lama filaan ah waxaa loo\niclamiye kulan labad oo isbuucle ahaa oo kaa looga arinsan jiray amaanka\ndegeenada kaladuwan&nbsp; Gobolka banadir 17\ndegmo, kulanka oo qeeb ka ahaa kulamada joogtada Dowalda hosoe ee Xamar. Waxaana\nkasoo qeeygali jiray Sarkiisha sare Aamaanka, Gudomiye Degmoyin iyo Gudoonka\nGobolka Banadir Gudomiye kuxigenada iyo gudomiyaha sida caadiga ah.<\/p>\n\n\n\n<p>Kadin waqti kooban uu kulanka\nsocday axaa dhacay qarax xoogan kaa oo ka dhacay Qolaka shirka lagu qabaney\noo&nbsp; ku yaalo dhexbartamaha xarunta dabqa\nlabaad oo ay inta badan qolalka shirarka ku yalaan. Waxaan goobta hariye qaac\niyo holac kaa oo qalqal weeyn galiye dhamaan dadkii ka shaqeyenaye Xaurnta\ndowlada hoose. &nbsp;Sida dadka qaar ay\nsaxafada u shegeeyn waxa dhacay jahawareer qaabka logu gurman lahaa dadka mesha\nku waxyeelobay.<\/p>\n\n\n\n<p>Durbadii ilalada gudomiya oo mesha xoog ku galay ayaa waxaa soo qadeyn dhawaca Gudomiyeha\/Duwa magalda Dowalda xamara iyo Gobolka Banadir mudane Eng. Abdirahman Isman Yarisow oo ku sugna xaalad adag.\u00a0\u00a0 Waxaa hadan la soo daabulay dadkii kale oo dhaawaca ahaa oo ay ka mid yahiin gudimiye degmooyin qaar iyo agaasimeyaal iyo\u00a0 dadkale oo dowalda hose la shaqeeya<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Basiira-Cabdi-Maxaxmed.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5118\"\/><figcaption>Basira Cabdi Maxamed oo Fadhisa Xafiisked Gobolka Banadir ee Xariiriyaha Arimaha Naafada <\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n<p>Isla habeenkii waxaa la bilaaway baritaan deg deg waxaana\u00a0 soo shaacbaxay in qaraxa uu ahaa mid ismiidaamin oo lagu tuhamay Gabar araga l\u2019a \u00a0Basiiro Cabdi Maxamed oo aanan wax arki Karin in ay is qarxisay iyada oo la tauhmay in halka qaraxa ka dhacay uu ahaa kursiga ay fadhisay taas oo\u00a0 aheyd shaqalah gobolka Banadir.\u00a0 \u00a0Waxaana la sameye gudig ged degu baaro arinka <\/p>\n\n\n\n<p>Maalin jimco 26 july 2019 waxaa\ndhawaca loo qaaday dalka qadar halkaa oo dowlada Qadar balan qaaday baxnaaninta\ndadka ku waxyeloway gobolka banadir.&nbsp; Waxaana\nhalkaa loogu sameye dadkii qaliimo kala duwan.&nbsp;\nShaqsiga u daran oo ay dadka oo dhan ka murgonayen waxa u ahaa\ngudomiyaha oo xaladiisa ay Qatar aheed. <\/p>\n\n\n\n<p>Alashabaab ayaa sheegtey masuuliyada weerarka qaraxa Ka dhacacy Xunrta gobolka Banadir ee dowlada hoose xamar oo ay ku nafweeyn dad badan. Waxaana ay shegey in talo galeeyn qaarjinta godomiyaha dad badan oo madax oo ay beegsanayen. Waxana kale oo ay sheegeyn in qaraxa uu ah mid iyaka ay geliyen qolka shirka si ay xasuuqaan dadka shirka ka soo qeebgalay.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/aas-qarax-Eng-yarisow.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-5114\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Maalmo kaidb 1 Ausogt 2019 waxaa la shaciye geerida Madaxumka Eng Abdirham Yarisow Gudomiyehi hore dowlada hoose xamara\u00a0 waxana ay dowald iclamisay aas qaran iyo baroor diiw 3 maalin ah.\u00a0 Iyada oo wadooyinkaCaasimada Muqdisho qaar ka mid laxiray.\u00a0 Waxana dhacaday in uu malin dib udhac ku yimada keenista Meeydka Marxuunka kaas oo malinta labaad   lagu tuday Saalada Janaasada heer qaran oo ka qeeyb qateeyn madaxad dalka ugu sareeysa <\/p>\n\n\n\n<p>Reysul wasaare&nbsp; Xasan Cali Kheyre ayaa si deg deg Casiamda\nugu soo laabtay xarunta dowlad dhexe safar shaqoo uu ugu maqnaa gobolada dhexe\ndalka Maamul goboledka Galmudug waxaana uu mujiiye sida uu uga xunyahay geerida\nGudomiya oo uu ku tilamaamay in howl kar shacbiga somaoiyed ka tagay<\/p>\n\n\n\n<p>Madaxweyen farmaajo ayaa si rasmi\nah u shaaciye tacsida iyo baroordiiqda loo sameynayo gudomiya waxaana uu amaray\nin Calanka Jamhuriyada Federaalka Somaliyed Hoos loo dhigo ama la degjiyo mudo\n3 maalin ah oo baroordiiq ah.&nbsp; Waxaana uu\nmadaxweynaha ku tilmaame geesi bulshada ka baxay. Hayada amnigana waxaa uu ku\namaray in si deg deg loo horkeeno cadaalada dadka ka dambeeye falka\nwaxuushnimada ay alshabab ku begsanayaan dadka bulshada wax ku oolka u ah. <\/p>\n\n\n\n<p>Aaska waxa uu dhacay 2 Augost\n2019 iyada oo lagu aasay Goob kamid goobaha lagu aaso madaxada sare ee dalka\nIskool Bulisiyo Xafada&nbsp; Afisyooni Degmada\nXamar Jajab oo ah degmo iyada laftirkeeda uu waxyeelo ka soo gaaray qaraxa.&nbsp; Waxana bilaabatay gogol tacsi ooo ay dhigeyn\nqooyska uu ka geeriyoday Gudomiye Eng. Abdirahman Yariisow. <\/p>\n\n\n\n<p>Waxaa laqabtay munasabd weeyn oo\nloogu magic daray Duco iyo Ala tuug Marxuum Eng. Abdirhamnay Yarisow taas oo\nlagu qabtay Garoonka weeyn Konis Istadium oo maalintaa waxii kadambeeye loogu magic\ndaray&nbsp; Eng. Abdirahman Yarisow Stadium\nama Garoonka Ciyaraha Kubada Cagta ee Injineer. Cabdiraxman Yariisow. Taas loogu\ntalagalay weeyneynta&nbsp; marxuumka iyo\nnooleynta waxqabadkiisa. <\/p>\n\n\n\n<p>Qeeybta 1 aad <\/p>\n\n\n\n<p>Abdullahi Hassan Hussein <\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sameeynta uu ku sheeyay dadka naafada Qaxara &nbsp;Xarunta Gobolka Banadir Waxaa ay aheed arin murugo iyo naxdin xoogan leh markii ay dadka ku nool degmooyinka ku hareeresan Xarunta Dowlada Hoose Xamar ay maqleeyn qarax kaa oo ka dhacay midka mid qolalka shirarka gobolka banadir oo ay inta badan ku kulmi jireeyn madaxada dowlada hoose iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5111,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[6,10],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5106","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-features","8":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5106","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5106"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5106\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7548,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5106\/revisions\/7548"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5106"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5106"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5106"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5106"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}