Magaalada Baarliin ee dalka Jarmalka
\nBerlin wa magaalo dhibaato badan soo martay manatana wa magaalada ugu\ndalxiiska badan germalka sidoo kale yurub waxa ay ka midtahay magaalooyinka ugu\nhoreeya, dhaqaalaha magaladani waxa uu ku tiirsanyahay dalxiisayaasha, waxana\nsababay taariiqda ay soo martoo xanuun leh dadkeedii ayaa fakaray oo hurdada ka\nkacay,
\nMuddo 28 oo ay dadka reer Berlin labadiisa dhinac kala degana is arkin 9\nsep 1989 waxa lagu dhawaaqay in caawa saqdhexde waxii ka dambeeyo ay dadka reer Berlin isu gudbi karaan Berlin Wall\nfaraxada ay habeenkaasi farxeen in kbadan 2 milyan ayaa soobooqday goobtaasi\nisbuucaasi laba maalmood oo kamida ,<\/p>\n\n\n\n
\nkahor inta aan derbiga la jabin dadkaasi familada qaarkii ee labada dhinac\nkala degan in ay is arkaan marka ay rabaan waxa ay u dhoofi jireen wadama yurub\nqaarkii sida budapest Hangry oo ay kusoo kulmaan kasib kusoo wada laabtaan\nBerlin labadeeda dhinac,
\nqiimaha ay dadka reer Germany ugu fadhiso Berlin maxaa ka duway tan\nmagaalooyinka kale maadama magaalooyinka kale qaarkii uu gumaystahu joogay\ningiriis amerikaan iyo france, sabab ?
\nWabiga Spree River, Berlin waxa uu dhinac maraa derbiga Berlin waa goob ay\ndad badni ku dhamaadeen caruur dumar iyo waayeelo dagaalkii qaboogaa ee aduunka\nintii uu taagnaa derbiga Berlin ,
\n
\n<\/p>\n\n\n\n
sanadka marka uu ahaa 1945 dalka jarmaka uu sidhibay waxaa lo\noqeeyb 4 qeebood ay kala mamulaan Fanrce, English, USA and USSR. Sanadka 1946\nwaxaa lamideye dhulka ay hesytan reer galbedka France, UK and USA oo qatay\nqeeyb ka mid dalka Jarmalka ahalka dhiga soo horay uu qatay dalka Ruushak.  Maglada  barlanin waxaa ay sida ku noqotay labo qeeyb. <\/p>\n\n\n\n
Maaglada baarliin. Dagaalki labad aduunka 1945 maglada barlin\ndulan lagu soo qaday waxaa ka qeeyb qatay 1 milyan askari, 20,000 tangi kaas oo\nsocday afar maalmood ay ku qnafwaye boqolaalkun askar ah. <\/p>\n\n\n\n
sido kale inta u dhexaysa Derbiga Berlin iyo Biyaha Spree waxa\nku yaala Wall Museum East Side Gallery waa gob ay dalxiisa yaashu kasoo dalacan\nkaraan taariiqda wadankan dagaalkii labaad aduunka iyo kii qaboobaa ticket\nayaan alagu galaa ,
\nTaariiqda cashar ayaa laga bartaa ee lagama sheekeeyo kaliya ,germal\nsheeko gabay heeso iyo amaan intaba lagama yaqaano, hadana aduunka dalalaka ugu\nhormarsan ayuu ku jiraaa,
\n1989 xiligaan waalanay ayay iyaguna dawoobeen kawaran heee, kalitaliskii\nna dhaafay taariiqda uu nagu leerabay ayaa dalkeena meeshan dhigtay iyaguna\nwali kuma baraarugsana cudurka uu nagu reebay nuucuu yahay , <\/p>\n\n\n\n
Duqa Magalada : Michael M\u00fcller<\/p>\n\n\n\n
Bedka : 891.1 km2<\/sup>\n(344.1 sq mi)<\/p>\n\n\n\n
Tirada Daka: 3,748,148<\/p>\n\n\n\n
Furaha Dal Ku galka: 030<\/p>\n\n\n\n
Daqliga guud: \u20ac147 \/ $174 billion<\/p>\n\n\n\n
Daqliga \nqaaska shqasi  : \u20ac40,600 \/ $47,900<\/p>\n\n\n\n
Telfoonada shirkada taskiyasda dadka qaada<\/p>\n\n\n\n
44 33 22 Taxi Funk Berlin
\n26 10 26 Funk Taxi Berlin
\n26 30 00 Quality Taxi
\n21 01 01 W\u00fcrfelfunk
\n21 02 02 City Funk<\/p>\n\n\n\n
Daqliga Shaqsiga: \u20ac40,600 \/ $47,900
\nWQ Kamal Hassan Hussein<\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"
Magaalada Baarliin ee dalka Jarmalka Berlin wa magaalo dhibaato badan soo martay manatana wa magaalada ugu dalxiiska badan germalka sidoo kale yurub waxa ay ka midtahay magaalooyinka ugu horeeya, dhaqaalaha magaladani waxa uu ku tiirsanyahay dalxiisayaasha, waxana sababay taariiqda ay soo martoo xanuun leh dadkeedii ayaa fakaray oo hurdada ka kacay, Muddo 28 oo ay […]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5014,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[7],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5013","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-news-in-english"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5013"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7561,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5013\/revisions\/7561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5013"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}