{"id":5008,"date":"2019-07-02T13:01:18","date_gmt":"2019-07-02T10:01:18","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=5008"},"modified":"2026-04-16T11:38:45","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:45","slug":"mashruuc-lagula-dagaalamyo-duumada-oo-laga-bilaabay-dakla-burkino-faaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=5008","title":{"rendered":"Mashruuc lagula dagaalamyo duumada oo laga bilaabay dalka Burkino Faso"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<p><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/kaneeco.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-5009\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Kaneeco hidde sidaheeda wax laga\nbadalay ayaa lagu sii daayay dalka Burkina Faso, arrintaas ayaana qayb ka ah\nbarnaamijka duumo la dagaalanka aduunka oo ay qeeyb katahay kooxda Target\nMalaria<\/p>\n\n\n\n<p>&nbsp;Iyada\noo lala kaashanayo Mac-hadka Cilmibaarista Caafimaadka ee Burkina Faso oo\nmagaciisa loo soo gaabiyo BFRIHC ayaa hawada lagu sii day tijaabo ayar &nbsp;magaalada Bana ee ku taalla koonfurta galbeed\nee Dalka Burkina Faso <\/p>\n\n\n\n<p>Arrintan ayaa qayb ka ah mashruuc ay\nmaalgalisayTarget Malaria oo ah koox cilmebaareyaal ah oo ay hoggaanka u hayso\njaamacadda Imperial College London.<\/p>\n\n\n\n<p>Dalka Burkina faso sanadka also dhaafay\nxanuurka duumada ayaa asiibay dad ka badan 12,000 kun oo qofood waxaana u\ndhintay cudurka dumada in kabadan 4000 kuno oo qofood<\/p>\n\n\n\n<p>Cudurka duumada ay ah midka mid ah\ncudura&nbsp; sababa dhimashada ugu badan\naduunka waxaana sanadka u dhinta malaayiin qofood. &nbsp;Hadii tijaabada ay guleysato waxaa awood\nlehilidoonaa badbaada dad badan oo si sahlan ugu dhinta cudurka duumada\nsanadkasta.<\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaneeco hidde sidaheeda wax laga badalay ayaa lagu sii daayay dalka Burkina Faso, arrintaas ayaana qayb ka ah barnaamijka duumo la dagaalanka aduunka oo ay qeeyb katahay kooxda Target Malaria &nbsp;Iyada oo lala kaashanayo Mac-hadka Cilmibaarista Caafimaadka ee Burkina Faso oo magaciisa loo soo gaabiyo BFRIHC ayaa hawada lagu sii day tijaabo ayar &nbsp;magaalada Bana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5009,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-5008","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5008"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7562,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5008\/revisions\/7562"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5008"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=5008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}