{"id":4911,"date":"2019-06-04T23:15:18","date_gmt":"2019-06-04T20:15:18","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=4911"},"modified":"2026-04-16T11:38:45","modified_gmt":"2026-04-16T11:38:45","slug":"madaxada-dowlada-jf-somaliya-oo-shacaka-si-farxadleh-ula-ciiday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=4911","title":{"rendered":"Madaxada dowlada JF Somaliya oo Shacaka si farxadleh ula ciiday"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image is-resized\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Ciida-2019.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-4912\" width=\"637\" height=\"424\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Waxaa\nmaanta si weeyn looga ciiday ciidul fitriga inta badan dalka somaliya, ciidan\nayaa waxaa u dhacaday si kaduwan sanado badan. &nbsp;Boqolaal kun Somali ah ayaa maanta u dareeray\ngoobaha lagu tukada ciidul fitriga sanadkan 1440 Hijriya ahna milyada 2019. Ciidan\nayaa ka dhacaday inta badan dalka somaliya maagalloyinka ugu waaweeyn iyo\ndegmooyinka<\/p>\n\n\n\n<p>Midda\n&nbsp;ugu xiisa badan ayaa aheeyd in madaxada\ndalka ay &nbsp;shacabka ay la wadageeyn farxad\niyo duco xalay&nbsp; fiidki uguna hambalyeyen\ncurshadha ciida iyo dhamaadka soonka ay dadka islamka soo afxirnayen bisha\nramadanka. Dadweyne faraxsan ayaa ku soo xoomay wadooyinka iyo suuqyada\ngobolada dalka iyaga oo isgu habaleyenayo ciid mubaarak kulu caam wantum\nbilqeeyr<\/p>\n\n\n\n<p>Waxya\nugu xiisabaha badan oo ku cusbaa ciidan ayaa aheed in madaxada dalka intooda\nbadan ay meel ku wadat tukadeyn iyo in ciidanka policeka qeeybahisa kaladuwn ay\nwadooyinka ku sameyen gaada ka ciyaar iyo mustikada astamaha qaranka iyaka oo\nay dhinac socdeyn&nbsp; shacab farabadan oo\nisaga kala gooshay xaaafada kaladuwan maaglada muqdishu <\/p>\n\n\n\n<p>Inta\nbadan madaxada&nbsp; dalka ayaa la wadaagay\nciida shacbka somaliyed &nbsp;madaxada dalka\nayaa si wadajir ugu tukaday dugisiga tababarka ciidanka poliska Jeneraal\nkaahiye halakaas oo uu Madaxweynaha &nbsp;ku\nla hadlay boqoaal ciidan pooliska iyo siyaasiyinta ku tukaday &nbsp;&nbsp;&nbsp;boqolaalka ka soo qeeybgaly salada aya&nbsp; waxaa ay u badanayen wsiiroa, xildhibano iyo\nsarakiisha ciidanka dalka <\/p>\n\n\n\n<p>Madaxweyanha oo weheliyaan madaxad sare oo kaladuwan ayaa ugu \u00a0duceye bulshada nabad, barwaqo iyo midnimo<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image is-resized\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/ciida-2019-a.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-4917\" width=\"642\" height=\"427\"\/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image is-resized\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/ciida-sanadka-2019-2.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-4913\" width=\"649\" height=\"414\"\/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image is-resized\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/cida-sanadka-2019.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-4914\" width=\"656\" height=\"437\"\/><\/figure>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta si weeyn looga ciiday ciidul fitriga inta badan dalka somaliya, ciidan ayaa waxaa u dhacaday si kaduwan sanado badan. &nbsp;Boqolaal kun Somali ah ayaa maanta u dareeray goobaha lagu tukada ciidul fitriga sanadkan 1440 Hijriya ahna milyada 2019. Ciidan ayaa ka dhacaday inta badan dalka somaliya maagalloyinka ugu waaweeyn iyo degmooyinka Midda &nbsp;ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4914,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[184],"class_list":{"0":"post-4911","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":184,"user_id":2,"is_guest":0,"slug":"admin2","display_name":"Abdullahi","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9a0e7876868ac502555fe4d11e5224037192b26f66d67e99448da8effbe6a9b9?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4911"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7571,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4911\/revisions\/7571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4911"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=4911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}