{"id":4908,"date":"2019-06-01T02:23:53","date_gmt":"2019-05-31T23:23:53","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=4908"},"modified":"2019-06-01T02:23:53","modified_gmt":"2019-05-31T23:23:53","slug":"imtixaanka-shahadiga-dugiga-sare-manta-soo-idladay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=4908","title":{"rendered":"Imtixaanka shahadiga  dugiga sare manta soo idladay"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/imtixanka-shahadiga-2019-1024x683.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-4909\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Dowlada\nfederalka wasrada hidaha iyo tacliinta sare oo manta soo gaba gabeyse imtixanka\nshahadiga dugisyada sare&nbsp; koonfurta iyo\nbartamaha somaliya oo ay u fadhisteyn in ka badan 31,120 &nbsp;arday gobolo kaladuwan dalka iyo csiamda 72\ngobood. Wasiirka Wasrada hidaha iyo tacliinta sare iyo reysulawasraha dowalda\nfederalka ayaa kormeyr ku tagay qaar kamid gobaha imtixaanka. <\/p>\n\n\n\n<p>Qaar\nkamid ardayda ka qeeyb galay imtixanka ayaa sheegey in aad ugu farxasanyhiin\nsida uu ku dhamaday imtixaanka mudad uu socoday ay mujieyn dadaalo dheeraad oo\nay kaga shaqeyen sualaha imtixanka. Waxaana ay shegeyn in qishka uu ah ay\nadkeyd in lahelo ama la isticmalo<\/p>\n\n\n\n<p>Wasiirka\nwasarada waxbrashada hidaha iyo tacliinta sare Mr. cabdullahi Godax Bare ayaa\nsheegay manta waxa si fiican ku soo idladay imtixanka shahadiga dugsiga sare\n2019 waxa kale farxad weyn inoo in uu nagala qeeyb qatay kormerka reysul\nwasraha <\/p>\n\n\n\n<p>Reysul\nwasre&nbsp; Xasan Cali Qeeyre oo la hadalay\nardayda aya yiri halkan waa mesha aan ku sooqatay qeyb ka mid waxbrashadeyda\naas aasiga, waxana idiin rajeyna inad noqtan madaxada mustaqbalka dalka <\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada federalka wasrada hidaha iyo tacliinta sare oo manta soo gaba gabeyse imtixanka shahadiga dugisyada sare&nbsp; koonfurta iyo bartamaha somaliya oo ay u fadhisteyn in ka badan 31,120 &nbsp;arday gobolo kaladuwan dalka iyo csiamda 72 gobood. Wasiirka Wasrada hidaha iyo tacliinta sare iyo reysulawasraha dowalda federalka ayaa kormeyr ku tagay qaar kamid gobaha imtixaanka. Qaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4909,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-4908","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4908","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4908"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4908\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4908"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=4908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}