{"id":4850,"date":"2019-05-26T23:51:28","date_gmt":"2019-05-26T20:51:28","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=4850"},"modified":"2019-05-26T23:51:28","modified_gmt":"2019-05-26T20:51:28","slug":"boqolaal-dad-naafo-maanta-gobolka-banadir-hortiisa-kusoo-xoomay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=4850","title":{"rendered":"Boqolaal dad Naafo  Maanta Gobolka Banadir Hortiisa kusoo xoomay"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Naafada-2019-banadir-1024x576.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-4852\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>dad naafo oo cabasho ka ah maamulka gobolka banadir ayaa sameeye isu soobax nabaded  iridka xarunta dowlada hoose ee Banadir. dadka naafada oo ah kuwo ka kakalayimid xaafado kaladuwan magaalada muqdishu ayaa iyako oo socod dheer u soomaray in ay  u gudbiyaan maamulka sare cabbasho ka dhan ah takoor iyo xaqirad lagu sameye dadka naafada<\/p>\n\n\n\n<p>Gudomiayah Golaha Naafada Qaranka iyo kuxigeynadiisa ayaa saxaafada us sheegey in ay aad uaga xunayahiin sida loo ilaabay dadka naafada. oo  si weeyn indhaha ugu hayeen maamulka dowlada hose gobolka banadir raashika gargaarka afurka oo ay bixiyen hayada gargaarka. waxana ka codsaneyn in ay si deg deg wax uqa qabtan arinkan<\/p>\n\n\n\n<p>Gudomiye ku xigeynka Arimaha bulasha Basmo Camir ayaa dadka naafada kula hadashay bananka qoraxda si aan qadirin iyo naxariis ku dheneyn, iyada iska indhatirtay dhibka ay us soomareyn imatinka iridka dowlada hose ee Banadir. Gudomiye Basmo aya dadka naafada u shegtey ina ay soo dirsdan gudi metelo.  <\/p>\n\n\n\n<p>dadka naafada ayaa ah 20% bulshada somaliyed kuwoo oo ay heeysato  daruufo nololed iyo xaalado adag. waxana ay xaq u lahayen in tixgelin laga siiyo qoondada iyo jaangooynta deeqaha gargaarka iyo mashaariicda horumarinta.<\/p>\n\n\n\n<p> dalka somaliya waxaa uu saxixay xerarka caalmiga xaquuqda dadka naafada october 2018 waxana u barlamnak ansxiye  18 May 2019 sharcigan ayaa masuuliyad xoogan dusha ka saraya dowalada dhexe, dowlada hoose iyo dowlad goboledyada in ay dadka naafada ka qeybgaliyan adegyada bulsho, daryeel, sahqo abuur iyo kaqeybgalin siyaasadeed<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Gobolka-Banadir-1.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-4856\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p><\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>dad naafo oo cabasho ka ah maamulka gobolka banadir ayaa sameeye isu soobax nabaded iridka xarunta dowlada hoose ee Banadir. dadka naafada oo ah kuwo ka kakalayimid xaafado kaladuwan magaalada muqdishu ayaa iyako oo socod dheer u soomaray in ay u gudbiyaan maamulka sare cabbasho ka dhan ah takoor iyo xaqirad lagu sameye dadka naafada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4852,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-4850","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4850","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4850"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4850\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4850"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4850"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4850"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=4850"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}