{"id":4844,"date":"2019-05-22T20:52:20","date_gmt":"2019-05-22T17:52:20","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=4844"},"modified":"2019-05-22T20:52:20","modified_gmt":"2019-05-22T17:52:20","slug":"dhibaatada-tahriibka-uu-leeyahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=4844","title":{"rendered":"Dhibaatada tahriibka uu leeyahay"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<p><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/tahriibka-.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-4845\"\/><figcaption>Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2018-06-04 18:12:14Z | http:\/\/piczard.com | http:\/\/codecarvings.com&#8221;\u00ff\u0095gu\u0086<\/figcaption><\/figure>\n\n\n\n<p>Tahriibka sharci darada ayaa noqday mid ku bahaya aduunka\nkaa oo ay kumaankun dhaliyaro u badan markasto ay naftooda&nbsp; kuwaayaan saxaraha iyo bahada ay\nkatalabayaan. Sanadkasta waxa&nbsp; tahriibo\nboqolaal kun dhaliyaro kuwaa ku haminya in ka baxsadan dhibaatooyin dhaqaale\nxumo iyo amaan kajirto dalalkoda ama deeganada ay ku noolayahiin<\/p>\n\n\n\n<p>Tahriibka waa ganacsi abaabulan oo ay ka shaqeeystaan\nkumanaan qofood oo kukala noo qaaarad kaladuwan kuwaa oo uu ka dhexye xiriir\nwada shaqeeyn.&nbsp; &nbsp;&nbsp;Tahriibka\nayaa can ka ah qaradaha Afrkia, Asia, Amerika iyo meelo ka mid Yurubta. Dhalinyarada\nayaa ku bixyo dhaqaale xogan sidaay uga baxsanayahay dhibata markaa heeysto\niyaka oo wajaho safar aysan hubin mesha uu ku dambeyn karo<\/p>\n\n\n\n<p>Inta badan dadka tahriibaya waxa ay sheystaan hal sawir ama\naragti oo ah in safraan kadibna ay garaan dal amaan iyo dhaqaale fiicanleh\nhalka oo ay ka abuurikaran nolo ka fiican mida hada ay ku jiran. Inta badan\nsairkan iyo riysad waay beenoowda. Sababto dalalka loo tahribayo waxaa&nbsp; sameeyn ku yelatay dhibatada dhaqaale xumo\naduunka ka jirota<\/p>\n\n\n\n<p>Dadka tahribayo waxaa ay la kulmaan dhibaato inta yasan\ngaarin goobaha aydonayan. Saxaraha waxaa ku qabsado xaalo adag oo ay dad badan\nu dhintaan haraad iyo gaajo marka ay cilad lasoo gudbanato gaariga ay ku\nsafryaa saxaraha iyo buuuraha dhexdooda.&nbsp;\nWaxaa intaa sii dheer dil loo geeysot dadka safarka oo ay kula kacaan\nkoox hubeysan oo wadad u galo saxaraha sudan,Niijer iyo&nbsp; liibyo&nbsp;\nsi ay garan bada<\/p>\n\n\n\n<p>Marar badan waxa dhacdo in dadka waxtahribyo ay ula dhaqman\nsiyob xun iyaka oo ka qaato alcagaha ay watan kuna qasbo in ay bixiyan lagaco\ndheeri ah taa oo aysan awoodin walidiinta iyo ehelka dhibanaha tahriibaya. Waxaan\nlagu xiraa baqaaro iyo qolal wershado horeu ahan jiray oo aan ku habooney in ay\ndad ku nolladaan<\/p>\n\n\n\n<p>Howl gal oak dhan ah tahriibka oo ay sameyaan Cidamda dalalka\nSudan, Niijar iyo Liibiyo ayaa waxaa dhacado in lasoo qabto dad badan oo\nboqolal kuwaa lagau xabsi qolal cariir oo ay u dheertay cunta iyo jiif la\u2019aan.&nbsp; Mararka qaar dhalinyarad ayaa u dhinto baahi\niyo cuduro xilayada ay kujiran xabsi wadaredka kumanka qof ku jiran<\/p>\n\n\n\n<p>Safkara qeeybtiisa labad oo ah bada ayaa mid qatartis leh oo\naan ka shar yareen saxaraha. Dadka ayaa waxaa lagu daabulo dooma kasameysan\ncaag, loox,&nbsp; bac iyo jiingad kuwaa oo\naanku haboney safar dheer in algu galo. Doonta ayaa socoto in ka badan 24\nsacadood iyadoo jart masaafo dheer boqolaal kM mararka qaar waxa dhacada in\ndoanayaha ay&nbsp; ka luman wadada iyo jihada\nay ku scodeeyn taa oo sababato masiibo.&nbsp; Halka\nmarka qaar ay dhacdo in domaha bada ku harqadan dad badan ay ku nafwayan<\/p>\n\n\n\n<p>Koxaha wax badbadiyo ee dalaka Malta iyo Itlay&nbsp; ka daalay&nbsp;\nhoowlgalka guramdka lo fidanayo dadka tahribaya ayaa&nbsp; iska fiirasad dhibata halka oo nafwayaa\nboqolaal qofood saacd gudahdeed.&nbsp; Waa arin\ndhacaday kadib markii ay koox doonyo iska daba yimdey xeebaha&nbsp; Medetrianka taa oo adkeyse in koxaha gurmarka\nbixiyo ay cawiyan. Halka mararka qar ay dhacado si ulakac loo dayaco<\/p>\n\n\n\n<p>Waxaa adarkeysaa muqaal dad gaari laga buxiye oo sida\nrashinka oo kale is dulsaran. <\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>Wxaad arik karta dad badan oo ka buuxo doon dug ah\noo aan loo sameybin safar taa ada ku qarqanta. Waxaad arkeysaa dadka bada ku\ndadanaya oo ay kooxaha gurkada soo badbadinayaa, <\/li><li>waxad arkeysadad baahan oo rashin iyo daawo\nlasiiynao ,<\/li><li>waxaa aad arkeya&nbsp;\ndad suuxsan oo aan hadlikarin kuwaa soo maray safar dheer iyo marxalado\nadag. <\/li><li>Waxaad arkeys dad baahi iyo jif xum ay ku heysto\nbaqaaro lagu xiray kuwaa sida rashinka is dhex daadsan.<\/li><li>Waxaad arkeysa dabley husbeysan oo risaas la\ndhacayo dadka taribka <\/li><li>Waxaad arkeysaa rag xoogan oo garacay dadka\ntahriibka sid xoolaha<\/li><li>Waxaad arkeys wax aad ka naxdo oo lagu sameyno\ndad masaakiin<\/li><li>Dadka tahriibaya waa dulmanaan aan heysanin\ngarab iyo difaac sharci ah<\/li><li>Ma isleedahaya tahribka waa uu ficanahyahay ?<\/li><li>Ma isku dayilaheyd inad tahriibto<\/li><li>Horey ma u tahriibtay <\/li><li>Maxaad ku tal bixin laheeyd <\/li><\/ul>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tahriibka sharci darada ayaa noqday mid ku bahaya aduunka kaa oo ay kumaankun dhaliyaro u badan markasto ay naftooda&nbsp; kuwaayaan saxaraha iyo bahada ay katalabayaan. Sanadkasta waxa&nbsp; tahriibo boqolaal kun dhaliyaro kuwaa ku haminya in ka baxsadan dhibaatooyin dhaqaale xumo iyo amaan kajirto dalalkoda ama deeganada ay ku noolayahiin Tahriibka waa ganacsi abaabulan oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4845,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-4844","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4844","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4844"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4844\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4844"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=4844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}