{"id":4801,"date":"2019-04-21T12:11:04","date_gmt":"2019-04-21T09:11:04","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=4801"},"modified":"2019-04-21T12:11:04","modified_gmt":"2019-04-21T09:11:04","slug":"qaraxyo-dad-badan-ay-ku-dhinteeyn-oo-ka-dhacay-dalka-sirilanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=4801","title":{"rendered":"Qaraxyo   dad badan ay ku dhinteeyn  oo ka dhacay dalka Sirilanka"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Sirilanka-Colomba.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-4802\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>kudhowaad lix  qarax oo xoogan ayaa laga maqalay  degmoyinka ka tirsan casimada dalka Sirilanka ee Colombo kuwaa lala beegsaday kaniisad kaladuwan oo ku yale halkaa<\/p>\n\n\n\n<p>qasaaraha ayaa garaya ku dhowaad 200 qof si hor dhac kuwa isugu jiro dhaawac iyo dhimasho. kanisadaha la beegsaday ayaa  kuyaala degmooyinka  Negombo, Batticaloa iyo  Colombo&#8217;s Kochchikade  kuwaa ku  yala Magalda Colombo  <\/p>\n\n\n\n<p>war deg deg ayaa shegay weerarkale oo ka dhacay meel kale degmada  <br>Dehiwala  oo ka mid isla magalda Colombo. werarada nruxuay kaniisadaha ayaa sababay xasuuq dad badan oo ku cibaadeysaney halkaas<\/p>\n\n\n\n<p>waxaa goobaha qarxyad ka dhacay gaaray gadiidka gurmadka deg dega iyo ciidanka booliska kuwaaoo dadka dhawaca iyo meedka ka daabulay goobta. dadweyenah ayaa ku xomay isbitalda si ay  badi goabahn ehelado ay ka baqayan in waxyelo kaso gartay qaraxa<\/p>\n\n\n\n<p>kumaan kun dhalinyaro mutadawac ah ayaa ku soo xoomay goabaha dhiiga laga baxasho si loo cawiyo dadka faraha badan ee dhawaca kas soo garay qaraxyada. shacbiga iyo dowlada Sirilanka ayaa si weeyn ula yaban sababta weerarkan<\/p>\n\n\n\n<p>madaxada iyo wasiirad qar ka mid ayaa saxafada kala hadlay dadweynaha in ay is dejiyan xaladan wax laga qaban doono. arinkan ayaa ku noqday dowlada Sirilanka dharbaaxo aan la filey. <\/p>\n\n\n\n<p>majirot weli cid sheegatay weerarkan balse waxaa laga baqaya in uu yahay aarsi dadka islamka weerarki masjid kuyaal dalka Newseland oo ay ku geriyoden dad farabadan oo muslimiin<\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>kudhowaad lix qarax oo xoogan ayaa laga maqalay degmoyinka ka tirsan casimada dalka Sirilanka ee Colombo kuwaa lala beegsaday kaniisad kaladuwan oo ku yale halkaa qasaaraha ayaa garaya ku dhowaad 200 qof si hor dhac kuwa isugu jiro dhaawac iyo dhimasho. kanisadaha la beegsaday ayaa kuyaala degmooyinka Negombo, Batticaloa iyo Colombo&#8217;s Kochchikade kuwaa ku yala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4802,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[7],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-4801","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-news-in-english"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4801","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4801"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4801\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4801"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=4801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}