{"id":4797,"date":"2019-04-17T22:55:45","date_gmt":"2019-04-17T19:55:45","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=4797"},"modified":"2019-04-17T22:55:45","modified_gmt":"2019-04-17T19:55:45","slug":"kacdoonka-dadka-naafada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=4797","title":{"rendered":"Kacdoonka Dadka Naafada"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Naafada-15.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-4798\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p><\/p>\n\n\n\n<p>Dadka naafada somaliyed\nayaa waxaa qabanqaabinayaan abuulka mudaaharad xoogan oo ka dhacao maagaalooyin\nkaladuwan oo ku yaalo gobolo kala duwan. Dadka naafada oo asi weeyn usoo\ndhoweeye dowlada Madaxweyne Maxamed Cabdulahi farmaajo taas oo u sameyse hayada\nnaafada qaran dikreeto madaxweyne 31 december 2018 <\/p>\n\n\n\n<p>Sharciga hayada naafada\nwaxaa uu soo bilaawday bartamaha sanadka 2018 oo ay golaha wasiirada ansaxiyed\niyo baarlmanka dalka labada aqal ayaa ku anxsaxiye sharciga mudo 6 bilood. Waxaana\nay dadka naafada aad ugu hanweenayeen dadaalka xukumada Nabad iyo nolo ay ku\ndoneyso dhismahay hayad madax banaan dadka naafada wax u qabato<\/p>\n\n\n\n<p>Dadka naafada ayaa\nwaxaa saxaafada u sheegeeyn in damaca wasrada haweeynka iyo xaquul insaanka uu\nayhay mid ka soo horjeedo horumarka dadka naafada. Waxana ay walaac ka\nmuujiyeen kala qeeybin iyo qabyaaladeeyn dadka naafada dhexdooda iyada oo ay\nwasiirada soo dhoweysetay dad ay xigto ayhiin qaarna ay ka shaqaleysiisay\nwasrada<\/p>\n\n\n\n<p>Dadka naafada ayaa\nwaxaa kale ay walaac ka muujiyeen damca wasaarada oo ah mid ay ka baqayan in\nhayada naafada uu ku dhaco fashil iyo burbur kadib markii ay wasaarada diiday\nin dadka naafada wadtashi lagala galo dhismaha iyo xulashada dadka ku haboon<\/p>\n\n\n\n<p>Mid ka mid dadka\nnaafada ayaa inoo sheegeey in la doonayo marinhababinta sharciga hayada naafada\niyo dikreetada madaxweyne 31 decmeber 2018. Taas oo aheeyd in dadka naafada\naqoontaleh iyo kuwo hormuudka ka ah arimaha naafada laga talageliyo dhismaha\niyo in dadka hogaminkarin dadka naafada loo magaacbo hayada si ay u noqoto mid\ngudankartaa wajibaadkeeda<\/p>\n\n\n\n<p>Dadk naafada ayaa\nsaxaafada u sheegey in uu ka dhamaaday dulqaadka iyo sabarka kadib 4 bilood oo\nay hayada u xayiranthay&nbsp; wadashqeeyn la\u2019aan\nwasaarada Haweenka iyo Xaquuql insaanka Marwo deeqo yasiin.&nbsp;&nbsp; Waxaa jiro warar sheegayo in ay wasaarada ay\nku jahawareersatahay qorshaheeda guracan iyo musuq maasuq ay ku daonaya\nmagacabida dad aan aqoon u laheeyn maamulka iyo mareeynta dadka naafada<\/p>\n\n\n\n<p>Dalka waxaa ku sigan in\nka badan 50 qofood naafo oo la xaqiijyey ineey heeystaan shaada kowaad ee\njamacada iyo in ka badan 20&nbsp; aqoonyanaho\nnaafo oo heeysta shahaada labaad ee jaamacada. Balse wasaarada aysan dooneeyn\ndadka aqoontaleh iyada oo ka doorbida la tacaamulka dad aan aqoon iyo karti u\nlaheeyn arimaha naafada.<\/p>\n\n\n\n<p>Dadka naafada waxaa ay  mahad weeyn u hayaan xukuumada Maxaweyne Maxamed Cabdulahi farmaajo kaa uu sanadkii lasoo dhaafay dadaal xoogan u galay dar dargelinta sharciga hayada naafada isaga oo dhoowr jeer ka codsaday labada aqal baarlamnka dedejinta hindise sharciyadeedka hayada naafada.<\/p>\n\n\n\n<p>dadka naafada ayaa wasirada ku eedey in ku caanbaxday musuq maasuqa ka dhan naafada,  sandkii 2017 dhismaha gudiga madax banan xaquuqul insanka kursiga naafada waxaa hibo loo siiye shaqsi qaraabo ay ayhiin madaxda wasaarada, 2018 july 23-24 shirka naafada lodan ka dhacay wasiirada waxaa ay waday 2 shaqsi oo indhool kuwaas oo agasimaha madaxtoyada iyo lataliyaha wasiirada arimaha naafada iyo wasiirada iyo Resul wasare ku xigenk Mudane Mahadi iyadoo halkaa lassame sadbursi ururada bulshsada rayidka naafada oo xaq u laha iney adan shirka.<\/p>\n\n\n\n<p>Dadka naafada ayaa  mudo 4 bilood in kadbadan boqol maalin dhoowrayeen dhismaha hayada waxaana ay nasiib daro u arkaan in wasiirada ay hakis howsha dhismaha iyada oo aysan jirin waxa caqabd sharci, dhaqale iyo farsamo oo hortaagan marka laga rabee damac gaar iyo wax is dabamarin<\/p>\n\n\n\n<p>Dadka naafada aya ku gacan sareey\u00a0 fargelin hayada naafada taas\u00a0 oo ah in ladonaye ka midnoqoshada 5 sare 2 qofood oo aan naafo aheeyn kuwo la donye in ay majaraha u qabtan hayada, iyo damac wasarada oo ah 5 sare\u00a0 ay hogaamiyaan dad naafo qurbo joog ah taas oo ay ku gacan seereyn iyo damaca ugu dambeeyo oo ah in lawado qorshe shahaadooyin\u00a0 been abuur ah loo sameynayo dad naafo kuwoo oo ladonayo in lagu adeegto laguna caburiyo dadka naafada aqoontaleh<\/p>\n\n\n\n<p>cabsahda dadka naafada ee ka dhanka wasiirada xaquuqul insaanka waa mid muuqato taasoo aysan dowlada waxba ka qabanenin. waxana hada aan ay dadka naafada ka fiisanaya in masiirkooda iyo hoos imanasha wasaarada ay kala noqondoonaan. mada wasrada ay wado cadaawadii kala dhexyese wasrada Shaqada iyo shaqalaha oo ay hada  dadka naafada ku samneyso<\/p>\n\n\n\n<p>Aqoonyahanda dadka\nnaafada, madaxda ururada dadka naafada iyo bulshada dadka naafada waxaa ay baaq\n&nbsp;u dirayaan madaxweynaha dalka in uu\nfargelin ku sameeyo musuq maasuqa ka dhanka hayada naafada.&nbsp; Waxaana ay raaciyeen hadalkooda siweeyn ayaan\nu tageersanahay dowlada balse waxaa jiro ashqas ku can baxaday fashilnta\ndowalda kuwoo oo wada howlo dadka lagu nacsinayo dowlada<\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadka naafada somaliyed ayaa waxaa qabanqaabinayaan abuulka mudaaharad xoogan oo ka dhacao maagaalooyin kaladuwan oo ku yaalo gobolo kala duwan. Dadka naafada oo asi weeyn usoo dhoweeye dowlada Madaxweyne Maxamed Cabdulahi farmaajo taas oo u sameyse hayada naafada qaran dikreeto madaxweyne 31 december 2018 Sharciga hayada naafada waxaa uu soo bilaawday bartamaha sanadka 2018 oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4798,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[7],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-4797","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-news-in-english"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4797","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4797"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4797\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4797"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4797"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4797"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=4797"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}