{"id":4776,"date":"2019-04-08T13:31:48","date_gmt":"2019-04-08T10:31:48","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=4776"},"modified":"2019-04-08T13:31:48","modified_gmt":"2019-04-08T10:31:48","slug":"xayaanka-eyga-oo-la-ogaaday-in-leeyahay-dareen-uu-ku-qeexo-xalada-dadka-baniiaadamka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=4776","title":{"rendered":"Xayaanka Eyga oo la ogaaday in leeyahay dareen uu ku qeexo xalada dadka banii&#8217;aadamka"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/dog-2.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-4778\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p>Cilmi baaris la sameye waxaa ay sheegeysaa in\nxayawanka eyga ah, uu qeexi karo xaalada farxad, xanaaq, welwel iyo cabsi hadii\nuu uriyo dhididka ama neefta dadka banii\u2019aadmka ah. Daraasadan ayaa shacisey in\nxayawanka eyga uu leeyahay dareen uu ku turjuno darenka dadka banii\u2019aadnka ah <\/p>\n\n\n\n<p>Darsadan ayaa waxaa kaxqeeyb koox mutadawaciin oo lagu\ndameye tijaabo funaadaha ay wateeyn oo eyga loogey kadibna uu shegay xalda iyo\ndarenka qofkasta oo ka mid kooxda <\/p>\n\n\n\n<p>Darsadan aya lagu sameye dalka talyaniga ayaa si weeyn\nu soo jiidatay aduunka gaar ahaan waalidiin leh caruurta oo ku farxay in eyga\nka caawindoono daryeelka caruuetoda. Arinkan ayaa waxaaxkale oo qimo gooni u\nyeeshay dadka aan dhalin caruurto oo heli doono isku haleyn xayanka eyga kaas\noo leh awood uu ula socodo xalda qofka uu la noolyahay<\/p>\n\n\n\n<p>Xayawaanka eyga ayaa ah mid da badan aduunka ay u\nadeegsda siyabo kaladuwan. Inkasto dadka islamka ay adeegsankaraan xaywaanka\negya&nbsp; hadii ay jirto baahi loo qabo. Ama ay\nxaneeneysanakraan ahdii xiiseeynayaan. Eyda ayaa loo adeegsan jiray amrkii hore\nwaardiye, ugaarsi iyo haga dadka qabo naafanimada arga. Hada waxaa soo\nifbaxeyso in&nbsp; xayawanka eyga uu lahan\ndoono faa\u2019iidooyin badna oo kala duwan <\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cilmi baaris la sameye waxaa ay sheegeysaa in xayawanka eyga ah, uu qeexi karo xaalada farxad, xanaaq, welwel iyo cabsi hadii uu uriyo dhididka ama neefta dadka banii\u2019aadmka ah. Daraasadan ayaa shacisey in xayawanka eyga uu leeyahay dareen uu ku turjuno darenka dadka banii\u2019aadnka ah Darsadan ayaa waxaa kaxqeeyb koox mutadawaciin oo lagu dameye tijaabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4777,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[7],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-4776","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-news-in-english"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4776","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4776"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4776\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4776"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=4776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}