{"id":4722,"date":"2019-03-07T23:09:04","date_gmt":"2019-03-07T20:09:04","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=4722"},"modified":"2019-03-07T23:09:04","modified_gmt":"2019-03-07T20:09:04","slug":"cadaalad-haloo-sameeyo-marxuun-marwo-qamar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=4722","title":{"rendered":"Cadaalad Haloo Sameeyo Marxuun Marwo Qamar"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<p><\/p>\n\n\n\n<p>War saxafadeed\n<\/p>\n\n\n\n<p>Ururada dadka naafada, shaqsiyadka dadka naafada u dhaqdhaqaaqo iyo dadka arimaha naafada daneey waxa ay halkaan ku soo gudbinayaan\u00a0 hadal saxaafadeed ka dhan ah tacdiga dilka iyo dhaa waca loo geeystay labo dumar naafo ah.  Maalin Arbaco 04 march 2019 Xili ay ku sugnaayeen goob laga bixinaye lacag gargaar oo ay bixisay hayada gargaarka binii\u2019aadaminimo bixisa. <\/p>\n\n\n\n<p>Boqolaal qofood\noo naafo isigu soo aruuraray wada hormarta Hotelka Shamoow Agagaarka Zobe\nDegmada Wadajir, Waxada Generaal Daauud Xaafada Buuloxubey.&nbsp; Halkaa oo ay ku dhimatay haweeney naafo ah\nlagu magaacabo Qamar kadib markii ay ku dhacday xabad uu iriday mid kamid ah\nilaalada Hotel Shamow oo meesha ka dhowaa. <\/p>\n\n\n\n<p>Xabada ayaa\nsababatay dhaawaca dhoowr qofood oo kale oo naafo&nbsp; kuwaa oo ay waxyeelo kasoo gaartay isjiir iyo\nkalacarar ay sababtay xabada , halkaas oo dad naafo la jiiray waxyeelo iyo\ndhaawacayo kaladuwan ka soo gareeyn. <\/p>\n\n\n\n<p>Waxaan baaq\nu direeynaa qooska ay ka dhalatay Marxuun&nbsp;\nMarwo Qamar oo ah hoyo leh dhoowr caruur iyo Odayasha Qooyska in ay\nxooga saran sida ay ku helikaraan cadalaada qooska marxuumada Qamar. Waxaan kale\noo aan halka baaq ugu direyn&nbsp; dowalda\nfederaalka hayada cadaalada iyo aminiga in ay sharciga horkeyna gacan ku\ndhiigalaha galay gabood fal dilsh qof shacab ah. Waasatan birimagooyoda dumar\nnaafo ah.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxaan mar\nlabaad leenahay cadaalada haloo sameeyo qamar <\/p>\n\n\n\n<p>Abdullahi\nHaassan Hussein <\/p>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War saxafadeed Ururada dadka naafada, shaqsiyadka dadka naafada u dhaqdhaqaaqo iyo dadka arimaha naafada daneey waxa ay halkaan ku soo gudbinayaan\u00a0 hadal saxaafadeed ka dhan ah tacdiga dilka iyo dhaa waca loo geeystay labo dumar naafo ah. Maalin Arbaco 04 march 2019 Xili ay ku sugnaayeen goob laga bixinaye lacag gargaar oo ay bixisay hayada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[7],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-4722","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-news-in-english"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4722","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4722"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4722\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4722"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4722"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4722"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=4722"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}