{"id":4506,"date":"2018-12-09T21:43:24","date_gmt":"2018-12-09T18:43:24","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=4506"},"modified":"2018-12-09T21:43:24","modified_gmt":"2018-12-09T18:43:24","slug":"tababar-ku-saabsan-xeerarka-calimaga-xaquuqda-dadka-naafada-oo-lagu-qabtay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=4506","title":{"rendered":"Tababar ku saabsan  xeerarka calimaga xaquuqda dadka naafada oo lagu qabtay Muqdisho"},"content":{"rendered":"\n\t\t\t\t\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/CRPWD-Somalia-training-4.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-4503\"\/><\/figure>\n\n\n\n\n<p><br>\n<br>\n<!--StartFragment--><\/p>\n\n\n<p>Tababar lagu baranayo xeerarka calaamiga xaquuqda dadka naafada&nbsp; ah&nbsp; kaa oo ay saxiixday dowlada somaliyed bishi october 2 sanadkan 2018.&nbsp; &nbsp;xeerarkan ayaa ah kuwo caalami oo lagu talagalay in lagu difaaco dadka naafada aduunka&nbsp;<\/p>\n\n\n\n<p>tababarkan ayaa waxaa ka sooq eeyb galay 45 qofood oo u badan dadka naafada oo ay ku jiran kuwo kayimid maamul goboledyada dalka ka jiro. waxaa kale oo ka qeeyb galay dhaliyaro iyo haweeyn&nbsp; bulshada qeybaheda kala duwan metelo.<\/p>\n\n\n\n<p>&nbsp;tababarkan waxaa qabtay hayada IEDP center oo xubin ka ah madasha dadka naafada Somalia Disability people Cluster.&nbsp; dadka ka qeeyb galay tababarkaan ay si weeyn uga mahadceliye barashada xeerarkan caalamiga oo ay ku abrtaan xquuqaadkooda aas asaiga dhanka bulshada iyo dowlada<\/p>\n\n\n\n<p>dadka naafada ayaa waxaa ay ku jiraan dadaal xoogan oo ay ugu jiran sida ay kaga qeeyb qaadan lahayeen wadatashi sharciga dadk naafada. sharcigan&nbsp; oo ah mid xukumada iyo baarlamanka federalka ay ansixiyen hadan aqrin iyo wadatashu u horyaalo baarlamaanka golaha aqalka sare<\/p>\n\n\n\n<p>dadka qaar ayaa soo jeediyeen joogteeyn tababarada noocaan oo kale si dadka waciyigooda iyo ka warqabkooda u kobco. ilaa ay ka garaan her ay ka qeeyb qadan karaan&nbsp; talada iyo masiirkooda.<\/p>\n\n\n\n<p>Yahye&nbsp;<\/p>\n\n\n<p><!--EndFragment--><br>\n<br>\n<\/p>\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/CRPWDs-somalia-Training-1.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-4502\"\/><\/figure>\n\n\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababar lagu baranayo xeerarka calaamiga xaquuqda dadka naafada&nbsp; ah&nbsp; kaa oo ay saxiixday dowlada somaliyed bishi october 2 sanadkan 2018.&nbsp; &nbsp;xeerarkan ayaa ah kuwo caalami oo lagu talagalay in lagu difaaco dadka naafada aduunka&nbsp; tababarkan ayaa waxaa ka sooq eeyb galay 45 qofood oo u badan dadka naafada oo ay ku jiran kuwo kayimid maamul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[7],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-4506","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-news-in-english"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4506","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4506"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4506\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4506"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4506"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4506"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=4506"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}