{"id":4383,"date":"2018-10-30T10:02:41","date_gmt":"2018-10-30T07:02:41","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=4383"},"modified":"2018-10-30T10:02:41","modified_gmt":"2018-10-30T07:02:41","slug":"xildhiban-kenyan-oo-xabsiga-loo-dhiga-musuq-maasqu","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=4383","title":{"rendered":"Xildhiban Kenyan oo Xabsiga loo dhiga Musuq Maasqu"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\tciidanka dambi baarista dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay mid ka mid ah sharcidejiyasha baarlamnka dalkaeyna. xildhibaan ayaa waxaa lagu soo oogay\u00a0 fal musuq maasuq ah oo ay hayda dambi baarista mudo dabagal ku hayeen. xildhibaanka ayaa lagu qabtay\u00a0 magaalada dhexdeeda ah goob ay ka sacotay madadaalo waxana ladhigay xabsiga\u00a0Muthaiga<\/p>\n<p>xildhibaan Ayub Savula oo laga soo doorto\u00a0 deganka Lugari ayaa\u00a0 ah sharci dejiye dalka keyna xiliga labad waxaana\u00a0 lagu soo eedey wax isdabamarin iyo musuq maasuq. taa ka dhacaday wasaarada warfaafinta iyo tiknoolojiyada.\u00a0 xildhiaban kaan ayaa waxaa lagu soo ogay in uu lug kulaha musuq maasuqa lacak dhan\u00a0Sh122,335,50\u00a0 oo ay laheyd warada warfaafinta iyo isgaarsiinta dalka kenya<\/p>\n<p>hayada\u00a0 dambi baarista dalka kenya aya waxaa ay dabagal ku heyday qarash laga lunsday hayada xayeesiinta qaranka dalka kenya taa oo aan soo xareeynin lacag adeeg\u00a0Sh2.5 billion taa oo aan qasnad dowlada ku soo xaroonin.<\/p>\n<p>dastuurka dalka keenya ayaa waxaa uu ilaalinayaa sharfta iyo karmada xildhibaanka taa oo leh xad iyo xaduud. waxna qabanaya shacidejiyaha xeerarka ladagalanka wax isdaba mareeynta taa oo cidkasta oo lagu helo lagu ciqaabo. dowlada keyna ayaa qaaday olole looga hortagayo musuq maasuq oo ah mid hareey dhaqalaha dalka keenya. kaa laga baqayo in sameeyn ku sheego amaanka iyo siyaasada dalka.\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ciidanka dambi baarista dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay mid ka mid ah sharcidejiyasha baarlamnka dalkaeyna. xildhibaan ayaa waxaa lagu soo oogay\u00a0 fal musuq maasuq ah oo ay hayda dambi baarista mudo dabagal ku hayeen. xildhibaanka ayaa lagu qabtay\u00a0 magaalada dhexdeeda ah goob ay ka sacotay madadaalo waxana ladhigay xabsiga\u00a0Muthaiga xildhibaan Ayub Savula oo laga soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4384,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-4383","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4383","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4383"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4383\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4383"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4383"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4383"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=4383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}