{"id":4249,"date":"2018-09-18T23:08:30","date_gmt":"2018-09-18T20:08:30","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=4249"},"modified":"2018-09-18T23:08:30","modified_gmt":"2018-09-18T20:08:30","slug":"qilaafka-ka-dhex-oogan-maamul-goboledka-galmudug-oo-cirka-isku-shareerat","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=4249","title":{"rendered":"qilaafka ka dhex oogan Maamul Goboledka Galmudug oo cirka isku shareerat"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\tmaalmahan dambe waxaa sii kordhay qilaafka siyaasadeed soo kala dhexgalay xukumada iyo baarlamaanka Maamul goboledka Galmudug oo xarumo shaqo ka kala dhigtay magaaloyinka Cadado iyo Dhuuso Mareeb oo ay ka arimiyaan maamulka Galmudug<\/p>\n<p>qilafka ayaa sii xoogeeyste marka uu soo idladay shirka Madaxada Maamul goboledyada ku yeesheeyn Magalda Kismayo Maamulka juboland halkaa oo kasoo saareeyn war saxaafadeed ay ku canbareynayaan dowalda federalka somaliya.<\/p>\n<p>qilaafkan ayaa ah mid saameeye durbadii, maamulka Galmudug oo ay u kala qeeyb sameyn 2 firqo oo kala degan labao magaalo isla deeganka Galmudug. madaxweynaha iyo reeysul baarlaman ku xigeynka oo siku dhinac ah ayaa fadhi ka dhigtay magaalada dhuusomareeb iyo Afheynka Baarlamaanka iyo madaxweyne ku xigeeynka maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug garabka Dhuuso mareeyb ayaa sheegay in ay xilka ka qaadeeyn Gudomiyaha Baraalamanka Mudane Cali Gacal iyo Madaxweyne Ku xigeyn Afeey. halka Garabka Cadaado ay shaaca ka qadeyn xilka qaadida Madaxweyna iyo kuxigeynka Afheynka Baarlamanka. dhinacyad ayaa cuskanaya qaab nidaam oo ay xildhibano u codeyn<\/p>\n<p>dadka u dhasay gobolada Galgaduud iyo mudug ayaa soo jeedinaye baaq ku wajahan sida ugu macquulsan oo loo soo afjarikara qilaaka ka dhex oogan Maamul Goboledyada iyo Xukumada federalka somalia. arinka qilaafka oo nqoday mid soo shaacbaxay ayaa dadka waxtarka leh ee kasoo jeedo maamulka Galmudug ayaa ku taliye shaqaleynta xirfadleyaal sax ah iyo tayeeynta golaha sharci dajinta iyo fulinta xukumada ineey horseedi karto shaqaleynta dad badan<\/p>\n<p>&nbsp;\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>maalmahan dambe waxaa sii kordhay qilaafka siyaasadeed soo kala dhexgalay xukumada iyo baarlamaanka Maamul goboledka Galmudug oo xarumo shaqo ka kala dhigtay magaaloyinka Cadado iyo Dhuuso Mareeb oo ay ka arimiyaan maamulka Galmudug qilafka ayaa sii xoogeeyste marka uu soo idladay shirka Madaxada Maamul goboledyada ku yeesheeyn Magalda Kismayo Maamulka juboland halkaa oo kasoo saareeyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-4249","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4249","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4249"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4249\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4249"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=4249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}