{"id":4231,"date":"2018-09-15T13:04:16","date_gmt":"2018-09-15T10:04:16","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=4231"},"modified":"2018-09-15T13:04:16","modified_gmt":"2018-09-15T10:04:16","slug":"4231","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=4231","title":{"rendered":"Siyaasi Talyani Salvini  oo ku tilamaye Muhaajiriinta Afrika Adoomo"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Salvini.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4232\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Salvini-300x205.jpg\" alt=\"\" width=\"738\" height=\"504\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>reysul wasre kuxigeynka Matteo Salvini ayaa ku tilmaamay muhaajiriinta afrika Adoonsi xili uu ka qeeyb qadanay Kulanka Reer Yurub maalinta Qamiista. Wasiirka Arimaha Dibada ee Lexumberg ayaa kasoo horjeestay isga oo habaar ku tuuray.<\/p>\n<p>Salvini ayaa hogaamiya xsibiga League Part kaa caan ku ah weerarka \u00a0dadka soo Galootiga ilaa markii xilka qabsatay xukumada wadaaga bishii Juun. waxana uu ka hadlaye shir albaabada uxirnay oo qabatay dowlada Austria.<\/p>\n<p>Salvani ayaa muqaal bartisa uu soo dhigay ku yiri. waxan ahay \u00a0masuul ku shaqeya dhaqale\u00a0 dadka ay bixiyen. si dhalinyaradeyn ay ku dhali laheyn caruur badan sida kol hore dhacday. ma ahan inan Afrikan inoo bedelan. waxa macquul in LExumberg ay bahidan kajirot iyo Italiy sida caruurteyn caruur u dhali lahayen. maya in adoomo inoo bedelaan caruur aynu hada heynin.<\/p>\n<p>Jean Asselborn Wasiirka Arimaha Dibada iyo Soogalootiga Lexembourg oo\u00a0 fadhiya meel u dhow Salvini ayaa caro la gaduudtay isga oo Hadalka Italiyanka u fasiray luqada france. waxa kale uu daah raoga in Lexembourg ay joogaan muhaajiriin Talyani ah si ay uga shaqeystaan. waxaa ay ku haboneed in kuwaa aad wax siisaan. Asselborn ayaa tixracaye\u00a0 xiliga dagaalka labaad aduunka oo ay wadmada reer yurub ka jirtay shaqaale yari. xili uu jiray koboc dhaqaale.<\/p>\n<p>shirka waxaa qeeyb ka ahaa Wasiirada reer Yurub iyo wasiirada arimaha gudaha Africa kaa cirka isku shareeray maalinta jimcaha aheed.\u00a0 Salvinin waxaa lagu wada inuu qabta shir saxaafadeed isaga oo ay wehiliyan Xisbiga midigta Austrian iyo Ku xigeynka\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; reysul wasre kuxigeynka Matteo Salvini ayaa ku tilmaamay muhaajiriinta afrika Adoonsi xili uu ka qeeyb qadanay Kulanka Reer Yurub maalinta Qamiista. Wasiirka Arimaha Dibada ee Lexumberg ayaa kasoo horjeestay isga oo habaar ku tuuray. Salvini ayaa hogaamiya xsibiga League Part kaa caan ku ah weerarka \u00a0dadka soo Galootiga ilaa markii xilka qabsatay xukumada wadaaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4232,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-4231","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4231","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4231"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4231\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4231"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4231"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4231"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=4231"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}