{"id":4064,"date":"2018-07-13T12:20:23","date_gmt":"2018-07-13T09:20:23","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=4064"},"modified":"2018-07-13T12:20:23","modified_gmt":"2018-07-13T09:20:23","slug":"shirkad-dalka-iceland-oo-lagu-eeday-ugaarsiga-nibiriga-baluuga-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=4064","title":{"rendered":"Shirkad  Laga leyahay dalka Iceland oo lagu eeday ugaarsiga Nibiriga baluuga ah"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\tmaamulaha shirkada\u00a0Hvalur\u00a0 ninka lagu magacabo\u00a0 Kristj\u00e1n Loftsson oo ah maal qabeeyn ayaa lagu soo eedey ugaarsiga nibiriga baluuga oo ah aduunka laga xarimay in la dabto mudo tobaneyo sano ah.\u00a0 shirkadan ayaa soo qabatay nibir baluuga.<\/p>\n<p>nibiriga ayaa\u00a0 culeeyska yahay 200 tone dhererkiisa 30 itir.\u00a0 shirkadan oo ku taala dalka Iceland ayaa kasoo qabay mel ka mid ah biyaha dalka oo lagu magacabo\u00a0 Hvalfjordur.<\/p>\n<p>sharciga ilaalinta waxyaabha dabiicaga ayaa xarimaya ugaarsiga nibiriga sandka 1978 ilaa iyo hadeer uu aduunka ka manuncanyhy. shrikadan ayaa ku dooday iney ogtahay xanibada ka saaran ugaarsiga nibirga bulga ah. balse waxan u malyna in midkaan uu yahay mid aan laheeyn midabka.\u00a0 tirada xayawanka nuucan aduunka ku nool waxaa lagu qiyaasa 10 kun ilaa 25. taa oo munineeysa in uu yahay mid gabaabsi ah sii dabar go&#8217;aya.<\/p>\n<p>sida cadiga nibiriga buluga ayaa aduunka ka sii dabar go&#8217;aye waxaana la saaray xaiyaar dhanka ugaarsiga aduunka oo dhan.<\/p>\n<p>aduunka hilibka iyo saliida iyo lafaha nibiriga waa laga ganacsada waxaana loo adeegsada siyaabo kala duwan.\u00a0 waxaana ainkan ku howlan shirkado waaweeyn oo ay u shaqeeyaan kumaan kun shaqaale ah.\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>maamulaha shirkada\u00a0Hvalur\u00a0 ninka lagu magacabo\u00a0 Kristj\u00e1n Loftsson oo ah maal qabeeyn ayaa lagu soo eedey ugaarsiga nibiriga baluuga oo ah aduunka laga xarimay in la dabto mudo tobaneyo sano ah.\u00a0 shirkadan ayaa soo qabatay nibir baluuga. nibiriga ayaa\u00a0 culeeyska yahay 200 tone dhererkiisa 30 itir.\u00a0 shirkadan oo ku taala dalka Iceland ayaa kasoo qabay mel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4065,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-4064","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4064","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4064"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4064\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4064"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=4064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}