{"id":4041,"date":"2018-07-02T20:03:39","date_gmt":"2018-07-02T17:03:39","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=4041"},"modified":"2018-07-02T20:03:39","modified_gmt":"2018-07-02T17:03:39","slug":"warsaxaafadeedka-dadka-naaafada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=4041","title":{"rendered":"WARSAXAAFADEEDKA DADKA NAAFADA"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Shir-Saxaafadeedka-Dadka-Naafada.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4042\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Shir-Saxaafadeedka-Dadka-Naafada-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"584\" height=\"389\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Ujeedo: Cabasho<\/strong><\/p>\n<p>Isniin 02\/07\/2018\u00a0 Dadka naafada Soomaaliyeed waxaa ay fariin cabasho ah u dirayaan labada aqal baarlamaanka, golaha wasiirada,\u00a0 xeerilaaliyaha, maxkamada sare iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliyeed.<\/p>\n<p>Dadka naafada waxa ay cabasho kayihiin awood sheegashada, duudsiinta xaquuqda dadka naafadaiyo\u00a0 horistaaga masiirka dadka naafada ee ay waddo wasaaradda haweenka iyo xaquuqulinsaanka.<\/p>\n<ol>\n<li>Waxaankadigeeynaa in masiirka iyo arimahadadka naafada la marinhabaabiyo iyaado la sameynayo hindise sharciyeed aayaha dadka naafada horistaagayo<\/li>\n<li>.Waxaan cadeeyneeynaa in hindisesharciyeedkaan ay wadaan dadkiifashilyey commishin-kaxaquuqulinsaanka kuwaa oo sameeyey musuqmaasuq ka dhan ah xubinta dadka naafada ay kulahaayeen gudiga madaxabanaan xaquuqul insaanka<\/li>\n<li>\u00a0Waxaanbaaq u direynaa xildhibaanada qaran eelabadaaqal in ay sharciga ay la dhumaneyso midka maid ah wasaaradaha ku wasaarada kucaan baxay tacadiga iyo handadaada dadka naafadaah.<\/li>\n<li>Dadka naafada waxaa ay walaac xoogan ka qabaan hindise sharciyaadka ayaga aan lalawadaagin. ay la dhuumaneyso wasaarad daxaquuqul insaanka<\/li>\n<li>Dadka naafada oo tiro xooggan ka ah bulshada dhexddeeda oo aan hadana laheeyn matelaadd owladeed, iyo matelaad dastuur oo ay baarlamaanada Soomaaliyeed kaga mid yihiin, waxa ay xaq u leeyihiin in ay helaan wasaarad, hay\u2019ad, guddiiyo, golo awood buuxdo uleh mataladadka naafada ah.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Dowlada Madaxda uu kayahay Mudane,\u00a0<strong>Maxamed CabdulahiFarmaajo<\/strong>\u00a0waxaan u sheegeeynaa in aysand adkanaafada \u00a0ku soo kordhin dhibaato iyo caqabad haddiiaysan wax u qaban Karin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"SHIR SAXAAFADEED DADKA NAAFADA 2018\" width=\"500\" height=\"281\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/v0tQmdiEzeA?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ujeedo: Cabasho Isniin 02\/07\/2018\u00a0 Dadka naafada Soomaaliyeed waxaa ay fariin cabasho ah u dirayaan labada aqal baarlamaanka, golaha wasiirada,\u00a0 xeerilaaliyaha, maxkamada sare iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliyeed. Dadka naafada waxa&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4042,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":["post-4041","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-somali-news"],"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4041","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4041"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4041\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4041"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=4041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}