{"id":4013,"date":"2018-06-27T11:28:34","date_gmt":"2018-06-27T08:28:34","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=4013"},"modified":"2018-06-27T11:28:34","modified_gmt":"2018-06-27T08:28:34","slug":"madaxweynaha-dalka-neeyjeriya-oo-amaray-fargalin-ciidan-in-lagu-sameya-xisada-ka-dhex-oogan-beraleyda-iyo-xoladhaqatada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=4013","title":{"rendered":"Madaxweynaha dalka Neeyjeriya oo amaray fargalin ciidan in lagu sameya xisada ka dhex oogan beraleyda iyo xoladhaqatada"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\txisadaha coladeed u dhexeye beeraleyda qabiilka \u00a0Berom\u00a0 iyo xoola dhaqatada\u00a0 qabiilka Fulani xiisadan oo faraha ka baxaday ayaa sameeyn xoogan kuyeeltay dhaq dhaqaaqa iyo noloshada ku dhaqan deeganada\u00a0 xafadaha Xlands, Gindin Akwati, Nghar, Kura falls and Kakuruk\u00a0\u00a0 degmada \u00a0Gashish district\u00a0 goobolka Barkin Ladi.\u00a0 qaraha ayaa gaaray mid aad ugasareya sida ay dowlada qiyaastay waxana la shageyaa in dhimashada ay gaareyso 150 qofood oo u badan beeraley kuwa oo lagu tauhmay iney laayeen xoola dhaqatada, iyo burburinta in kabadan 100 guri,\u00a0 gadiid baabuur 2 xabo ah iyo mootooyin 15 kor u dhaafaya<\/p>\n<p>madaxweynaha dalka Neyjirya oo daneynaya in xiisada la dejiyo ayaa amar ku bixiye in arinta lagusameyo faragelin ciidan oo ay halka gaaraan ciidanka qalabkasida\u00a0 si ay u kala diraan koxaha u abaabulan qaska iyo dhilka dadka shacbiga.\u00a0 madaxweynaha oo lahadlaya saxfada gudaha ayaa sheegay in aan loo dulqadan Karin dhimashada dadka iyo burburka hantidooda. waxana la horkenidoon cidkasta oo ka dambeyse arinkaan sharciga hortiisa<\/p>\n<p>dadka neeyjiriya oo ka soo kabanayaa coladahii dhiiga badan ku daatay kooxda boko xaraam ay ka wadeyn qeeyb kamid ah dalka Neeyjiriya. mar labaad waxa dadka soo foodsaarty colaado beeleedyo ku slaeyna dhaqaale iyo qeeyraadka dabiiciga. tani waxa ay qeeyb ka tahay qorsha xumada dowlada oo aan mareeynkarin qeeyradka dhulka, biayha iyo\u00a0 daaqsinta u dhexeya beeraleyda iyo xoolodhaqatada<\/p>\n<p>&nbsp;\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>xisadaha coladeed u dhexeye beeraleyda qabiilka \u00a0Berom\u00a0 iyo xoola dhaqatada\u00a0 qabiilka Fulani xiisadan oo faraha ka baxaday ayaa sameeyn xoogan kuyeeltay dhaq dhaqaaqa iyo noloshada ku dhaqan deeganada\u00a0 xafadaha Xlands, Gindin Akwati, Nghar, Kura falls and Kakuruk\u00a0\u00a0 degmada \u00a0Gashish district\u00a0 goobolka Barkin Ladi.\u00a0 qaraha ayaa gaaray mid aad ugasareya sida ay dowlada qiyaastay waxana la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4014,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-4013","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4013"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4013\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4013"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=4013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}