{"id":3851,"date":"2018-04-16T10:17:36","date_gmt":"2018-04-16T07:17:36","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=3851"},"modified":"2018-04-16T10:17:36","modified_gmt":"2018-04-16T07:17:36","slug":"dhalceeyn-xoogan-ka-dhan-madaxweynaha-dalka-amerika-donal-trump","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=3851","title":{"rendered":"Dhalceeyn Xoogan ka dhan Madaxweynaha Dalka Amerika Donal Trump"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\tmadaxweynaha Dalka Amerkia oo mudo yar xakun haya ayaa ay soo food saartay dhaleeceyno iyo eedeeymo ka dhan sida uu siyaasada dakla USA ay ku socoto. Turmp oo ah madaxweyn ku guleyste doorashadii u dambeyse dalka Amerika ayaa waxaa la yimid siyaasad ku cusub dalka Amerika oo ah kalialisnimo iyo aflagaado ka dhan ah madaxa dalka qar iyo saraakiisha ciidanka qeybahisa kaladuwn<\/p>\n<p>maamulka xukumada Turamp ayaa ah mid ku can baxay\u00a0 shaqo ka eryida saraakiisha aan ku moowqifka aheyn ama dhalisan siysadiisa fudeedka iyo kali talisnimada ku dhen oo ay ka caroodeyn dad badan oo dalka wa weeyn u sooq qabtay sumcadna kuleh bulshada dhexdeda.<\/p>\n<p>Turmp ayaa bilo ka hor qaatay go&#8217;aan xaas xaasi oo caalmi ah kuwaa oo u badnaa dhanka amaanka iyo\u00a0 siysada waxana ka mid ah go&#8217;aanki uu ku amary gantaal xoogan Tomahawk \u00a0lagu\u00a0 tijabiye kooxaha argagaxisada ISIS dalka Siriya\u00a0 iyo \u00a0go&#8217;aan aan la \u00a0fulin oo ah in weerar deg deg lagu qaado\u00a0 Waqooyinga Kuriya hubkeda nukleerka, iyo go&#8217;aankii aqoonsashada Qudus casimada Isreal leedahay iyo\u00a0 amarka ridida gantaalka habenka jimacaha lagu riday dalka Siriya.<\/p>\n<p>Madaxii hore sirdoonka\u00a0 oo saxfada la hadlay ayaa sheegay in Madaxweynaha Dalka Amerika uu yahay qof aan caafimaad ahaan wanaagsan una baahan caafimaad. waxana leyahay siysadan waalida ku dhehan caalmka iyo tan gudaha in wax laga bedelo hadii kale xalada aduunka iyo tan amerika weeyka sii daridoontaa<\/p>\n<p>&nbsp;\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>madaxweynaha Dalka Amerkia oo mudo yar xakun haya ayaa ay soo food saartay dhaleeceyno iyo eedeeymo ka dhan sida uu siyaasada dakla USA ay ku socoto. Turmp oo ah madaxweyn ku guleyste doorashadii u dambeyse dalka Amerika ayaa waxaa la yimid siyaasad ku cusub dalka Amerika oo ah kalialisnimo iyo aflagaado ka dhan ah madaxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2902,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-3851","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3851","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3851"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3851\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3851"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3851"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3851"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=3851"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}