{"id":3847,"date":"2018-04-14T11:45:26","date_gmt":"2018-04-14T08:45:26","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=3847"},"modified":"2018-04-14T11:45:26","modified_gmt":"2018-04-14T08:45:26","slug":"mareeykan-oo-weerar-kuqaaday-dalka-suriya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=3847","title":{"rendered":"Mareeykan oo Weerar kuqaaday dalka Suriya"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t&nbsp;<\/p>\n<p>sida Donol Turmp oo ah madaxweynaha dalka Amerika uu maalmo ka hor ku goodiye in uu qaadi doono weerar dhanka circa oo ka dhan Dimishiq kaa laga jaawb celinyao gaboodfalka ay geysaty xukumada Siriya oo lagu eedey isticmlaka Hubka kimada oo ay u adegstay Magaloyin ay\u00a0 ka arimiya kooxa kasoo horjeeda dowlada Suriya. rushka oo ka biyo diidan eedeynta Naato ayaa sheegey in aysan waxba kajirin edehama isticmalka hub kiimiko ah iyo in uu difaaci doon Sirya hadii la soo weerar<\/p>\n<p>dalka Ingriiska iyo faransiiska ayaa sheegey in tageridoonaa xulufada Maerika oo ku wajahan Dagaal ka dhan dalka Siriya halka ruuska iyo xulufadiis ay ku goodiyeen ineysan gacmaha laaban doonin.\u00a0 hadii is xulufeeysigan uu sii socda waxaa dhicikarta in aduunka uu galo dagaal\u00a0 xoogan oo sameya aduunka intiisa badan.<\/p>\n<p>is xulufeysiga dagaal waxaa uu \u00a0noqon karaa Amerika, UK, France, Saudi, Isreal\u00a0 dhanka kale Ruushka, Turki, Iran iyo\u00a0 dalal kale oo aan hadeer moowqifkoda cadeyn\u00a0.<\/p>\n<p>dhanka kale Madaxa Qaramad midoobey ayaa ka deeyriye meesha ay hadeer xaalada mareeyso waxaana ay ku booriye golaha amaanka ineey arintan gulfka coladeed laga hortago.<\/p>\n<p>&nbsp;\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; sida Donol Turmp oo ah madaxweynaha dalka Amerika uu maalmo ka hor ku goodiye in uu qaadi doono weerar dhanka circa oo ka dhan Dimishiq kaa laga jaawb celinyao gaboodfalka ay geysaty xukumada Siriya oo lagu eedey isticmlaka Hubka kimada oo ay u adegstay Magaloyin ay\u00a0 ka arimiya kooxa kasoo horjeeda dowlada Suriya. rushka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3848,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-3847","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3847"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3847\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3847"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=3847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}