{"id":3767,"date":"2018-03-31T10:56:49","date_gmt":"2018-03-31T07:56:49","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=3767"},"modified":"2018-03-31T10:56:49","modified_gmt":"2018-03-31T07:56:49","slug":"haweeney-naafo-ah-caruurteed-midka-mid-ah-uu-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=3767","title":{"rendered":"Haweeney Naafo ah Caruurteed Midka Mid ah uu dhacay"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/AAveVt6.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-3768\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/AAveVt6-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"653\" height=\"368\" \/><\/a><\/p>\n<p>haweeneey d&#8217;a ah 80 jir ah mudo dheer\u00a0 ku jirtay isbitaal ayaa waxaa ku dhacay dayacad dhanka masuuliyada hantideeda. Haweeneydan oo dhashay 6 caruur kuwaa keenay isbitaal hakaa oo looga dabibay xanuu cabuq jrikeeda kaa oo dhaxalsiye in\u00a0 labada adin laga haro sababo caafimaad awgeed. mudo dheer\u00a0 waxaa la weeysan cid sheegata oo dib uGu soo laabata.<\/p>\n<p>markii uGu wardambeyse qoyskeeda waxaa ay aheed markii caruurteeda qaar kamid ay keeneyn isbitalka iyaga shegay in dib uGu celindonan gurigeda marka xalkeeda caafimaad uu soo hagaago.\u00a0 marar badna ayay\u00a0 isku dayen dhaqaatiirta ineey baadigooban ehelka haweeneydan 80 jirka labada adink ka go&#8217;an, waxana xitaa la qaban kari waye telfoonada ehelkeeda oo\u00a0 farimo la gaarsiye balse aysan dhicin in laga soo jawaabay sida ay shegeyne fayadhoowrka isbitaalka.<\/p>\n<p>maalin maalmaha ka kamid ayaa waxaa soo xaadiray midka mida ah caruurteeda oo ah midka\u00a0 uGu yar kaa sheegay in uu markasta soo booqan doono hooyadii, waxaa fajac iyo layaab noqotay markii laga war helay in wiilka hawneeyda 80 jirka adimaha ka go&#8217;an uu yahay shaqsiga dhacay hantida hawneyda kadib markuu u ka saxiixday dukumenti uu ku dhaco lacagta. kiiska baritaanka dambiga dhaca ayaa dib uGu soo laabtay isbitaalka waxaana la xqiijiey in qofka hantida dhacay uu yahay wiil ka mid caruurta ay haweeyneydan dhashay.<\/p>\n<p>waa arin inta badan dhacada in marka waalidka uu xanaan sado ama uu garo heer uu garan Karin waxyaabaha qaar,\u00a0 qar kamid ah caaruurta, ehelka iyo asxaabta ay ka faa&#8217;iideystan dhibka jiro. waxaa loo bahanayahay in dadka xilga masuulka ka ah in ey\u00a0 si foojignaanleh ku daryeelan qofkaa si loga fogaado dhac iyo wax is dabamareyn\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>haweeneey d&#8217;a ah 80 jir ah mudo dheer\u00a0 ku jirtay isbitaal ayaa waxaa ku dhacay dayacad dhanka masuuliyada hantideeda. Haweeneydan oo dhashay 6 caruur kuwaa keenay isbitaal hakaa oo looga dabibay xanuu cabuq jrikeeda kaa oo dhaxalsiye in\u00a0 labada adin laga haro sababo caafimaad awgeed. mudo dheer\u00a0 waxaa la weeysan cid sheegata oo dib uGu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3768,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-3767","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3767","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3767"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3767\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3767"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3767"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3767"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=3767"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}