{"id":3721,"date":"2018-03-17T00:34:52","date_gmt":"2018-03-16T21:34:52","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=3721"},"modified":"2018-03-17T00:34:52","modified_gmt":"2018-03-16T21:34:52","slug":"ciidan-fara-badan-oo-baarlamanka-amaankiisa-la-wareegey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=3721","title":{"rendered":"ciidan fara badan oo baarlamanka amaankiisa la wareegey"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\tjimco 16 marso 2018 dhismaha\u00a0 golaha shacbiga somaliyed ayaa waxaa soo buux dhaafiye ciidanka amaanka oo halka lagu arkay si ka duwan sidii hore. golaha shacbiga\u00a0 oo malmahan ay ka jirtay xasarad iyo qilaaf soo kala dhex galay gudoonka sare golaha shacbiga iyo xildhibaanda oo ku kala qeeyn samaye mooshin ka dhan gudomiya golaha shacbiga kaas oo la sheegey in wadaan xubno ka mid baarlaamaanka<\/p>\n<p>xiisadan ayaa noqotay mid sii yeelaneysa xamaasad\u00a0 iyo kacsanaan xoogan taa oo laga dareeymay saxaaafada, siyaasada iyo goobaha dadweynaha ku badanayhiin sida suuqayda iyo wadooyinka. waxana dadka ay la yabanayhiin baarlamaanka weerar ku ahaan jirey xukuumada ayaa xeeladiis bedeley kaa oo hada weerar isga isku ah.<\/p>\n<p>arobaco 14 Marso 2018\u00a0 xubno uu horkacay cabdiwali muudeey gudomiya kuxigeenka koowad ayaa saxafada u sheegey in gudomiyaha golaha sahcbiga laga keenay mooshin\u00a0 kadib markii larkay qaladaad uu ka gala y sharciga , dastuurka dalka iyo xeer hoosaadka golaha shacbiga. waxana go&#8217;aan ku gaarnay in aan mooshin ka saxiixo oo aan qadnaa sida sharciga iyo xeer hoosadku xusan 92 xubnood ka badan ay keni akraan mooshin ka dhan ah gudoonka iyo madaxada sare dalka hadi ay galan danuub heer waran ah<\/p>\n<p>beri oo sabti ayaa dib logu balamay in la geeyo mooshinka waxana laga baqayaa inuu dhaco gacan ka hadal dhex maro xildhibanada labada dhinac kala taageersan. arinta ugu horeyso wexee noqon doontaa cida shir gudoonka ah beri. dhinacayda aya midkast ku doodaya in ayaka ay yahiin gudoonka saxada . gudonkii hore oo wato taageero iyo kuxigeenada wataan taagero xildhibaano ah<\/p>\n<p>ilahadeer ma cada doorka xukumad ay ku leedayhay mooshinkan iyo qilaafkan, balse waxa laga warhaya ayaa ah in\u00a0 golaha shacbiga uu weerar ku ahaa Reysul wasare Kheeyre sida xilka looa casili laha. iyadoo ay xildhibano badan ku balansanyeen ka hor furitaanka.\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>jimco 16 marso 2018 dhismaha\u00a0 golaha shacbiga somaliyed ayaa waxaa soo buux dhaafiye ciidanka amaanka oo halka lagu arkay si ka duwan sidii hore. golaha shacbiga\u00a0 oo malmahan ay ka jirtay xasarad iyo qilaaf soo kala dhex galay gudoonka sare golaha shacbiga iyo xildhibaanda oo ku kala qeeyn samaye mooshin ka dhan gudomiya golaha shacbiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3722,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-3721","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3721","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3721"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3721\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3721"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=3721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}