{"id":3686,"date":"2018-03-09T11:48:07","date_gmt":"2018-03-09T08:48:07","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=3686"},"modified":"2018-03-09T11:48:07","modified_gmt":"2018-03-09T08:48:07","slug":"kulanka-madaxada-amerika-iyo-waqoiga-kuriya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=3686","title":{"rendered":"kulanka madaxada Amerika iyo Waqoiga Kuriya"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\tsida saxafada aduunka inteeda badan ay hadaly hayaan maalmahan. kulanka taarikhi ah oo dhex maridoono dalalka Amerkia iyo Waqoyi Kuriya kaa lo qorsheye iinu dhaco bisha soo socoto. shirkaan ayaa waxaa la sheegay inuu ka yimid dhanka Madaxweyneah Kuriya Waqooyi in uu\u00a0 daneeynayo kulan uu la yeesho madaxweyne Trump<\/p>\n<p>arintaa ayaa ku timid safar Kim ju in Walashiis ay ku aday dalka Kuuriyad koonfureed halkaas ay kaga qeeyb gashay ciayraha Olyapcida oo xilaga lagu qabanaey dakla konfurta kuuirya.\u00a0 waxaana xigtay in ay soo shaacbaxado suurtagalnimada\u00a0 wadahal dhexmara. arintaan ayaa dadka qaar ay u muuqatay wax hadal uu nku eg oo an dhab noqonkarin. inkasto weli uu san dhicin shirka hadana axaa leeys dhaafsaday wufuud labada dhinac ah.<\/p>\n<p>dadka siysada odorosa ayaa waxaa ay ka firinayaan dhinacyo badan sida arinka ay ku hdacaday ama ay ku dhicikarto. xeeldhereyaal qaar ayaa qabo safarka ay ku tageyn dalka amerika wahite house Madaxa amaanka iyo sirdoonka ay tahay talabo culu oo miisan xoogan leh\u00a0 taas oo sal ku heysa dhanka amaanka iyo militariga.\u00a0 waxana macquul in arintaan ay tahay mid dhirqool ah oo ay ku jirto qiyaano. balse aan la tilmaamikarin noca ay tahay ila ay wax ka dhacaan<\/p>\n<p>xeeldheryaal kale ayaa qabo in kuriyida waqooyi ay caal waa ka tahay cuna qabateynta la saarey taa oo waxyeel xoogan u geystay dhanka dhaqaalaha iyo saadka xukumada militariga dalka waqoyi kuuriya ka arimisa. waxaana ay donayaa in ay galaan heshii meel dhexe oo ay ku bedeshaan shidaal iyo qalabyo casri ay aduunka uga bahan yahiin dhanka horumarinta farsamda casriga ee arimaha bulsho iyo militeri.<\/p>\n<p>xeeledheryaal kale ayaa qabo xiriirka dhow Turamp la leeyahay ruushka ayaa soo dedejiye in Waqiy kuriya is soo dhiibto. iyaga oo donaya ineey kaga faa&#8217;iideystan rayul caamka aduunka ineey tusan labada madaxweyne waa Turmp iyo putin sameynta aduunka ay ku leyahiin. doora dalka shinaha ma cado ee arinka. balse waxaa la sheegaa in shinahaya yahay dalaka Waqoyig kuriya ku cawiya farsamd hubka nugleerka iyo kiimikada<\/p>\n<p>&nbsp;\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>sida saxafada aduunka inteeda badan ay hadaly hayaan maalmahan. kulanka taarikhi ah oo dhex maridoono dalalka Amerkia iyo Waqoyi Kuriya kaa lo qorsheye iinu dhaco bisha soo socoto. shirkaan ayaa waxaa la sheegay inuu ka yimid dhanka Madaxweyneah Kuriya Waqooyi in uu\u00a0 daneeynayo kulan uu la yeesho madaxweyne Trump arintaa ayaa ku timid safar Kim [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3687,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-3686","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3686","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3686"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3686\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3686"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3686"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3686"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=3686"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}