{"id":3665,"date":"2018-03-07T21:59:25","date_gmt":"2018-03-07T18:59:25","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=3665"},"modified":"2018-03-07T21:59:25","modified_gmt":"2018-03-07T18:59:25","slug":"daahfurka-shirka-wadatashiga-siyaasada-sportiga-somaliyed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=3665","title":{"rendered":"Daahfurka Shirka Wadatashiga Siyaasada Sportiga Somaliyed"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/shirka-siyasada-ciyaraha-isportiska.png\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3666\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/shirka-siyasada-ciyaraha-isportiska-300x169.png\" alt=\"\" width=\"627\" height=\"353\" \/><\/a><\/p>\n<p>Arbaco 06 March 2018 waxaa maanta si rasmi loo daah furay shirkada wada tashiga siyaasda sportiska somaliyee oo noqon doonto mid heer qaran dalka somaliyeed oo dhan lagu dhaqo. siyaasadan ayaa waxaa soo abaabulary wasarada dhalinyarada iyo ciyaaraha kubada cagta somaliyeed iyo wasiirada maamul goboleedyada iyo ururada sportiska somaliyed<\/p>\n<p>shirkan lagu daah furaya waxaa ka soo qeeyb galay ciyaartoo hore, aqoonyahano sporitska, naadiyada sportisak dalka, wasiirada maamul goboledyada, dhaliyaro, ururada bulshada rayidka, dadka naafada iyo kuxigeynka reeysul wasaraha qaranka. waxaana gobta lagu soo bandhigay qabyo qoraal siyaasada sportiska somaloiyeed oo looqeeybiey dadka qaar nuqul.<\/p>\n<p>shirar wadatashi iyo talo wadaag magalada muqdisho ka socday mudo labo isbuuc ah ayaa waxaa uu saamaxay aruurinta macluumadka ku qoran buuga\u00a0 siyaasada ciyarah isportiska somaliyed. waxana hadeer si sax u bilwaandoon wadtashiga furan oo ah bulshada, ururada bulshada rayidka, bahada sportiska, naadiyayada iyo dadka naafada oo afkaaraadkooda iyo xogtooda la aruurint doono<\/p>\n<p>wasiirada shirka furtay ayaa waxaa sheegtey in waxan soo diyaariney ay yahiin qabyo qoraal, cidkasta waxaa laga donaya ineey aqriso kuna soo darto xogta muhiimka ee ka maqan. ma noqon doonto siysada mid irdaha loo xirto ama dadka lagu dhaqi rabo mustaqbalka laga qariyaa ama lagala dhuunta. waxaan soo bandhignay maalin cad waxana la hirgelin doonaa maalin cad.<\/p>\n<p>xaflada waxaa soo xiray\u00a0Mudane Mahadi Maxamed Guuleed reysul wasaare ku xigeeyna ahna ku simaha xafiiska reeysul wasaraha xiligan. ayaa amanay flanqeenta doorka ciyraha siportiga somaliyed berigii hore oo ah mid ka muuqdo africa iyo asia. hadan waa la gaarsiin karaa heerkaa iyo mid ka fiican hadii lawada shaqeeyo. xukumada waxaa ay balanqadeysa in ay waxkasta oo muhiim u ah sameynta siysadan ay idiinla garabtagatahay.<\/p>\n<p>goobta ayaa waxaa abaalmarin lagu gudoonsiiye shaqaale iyo ciidan ka mid kuwa wasrada oo qaar ay dhawaca soo gareeyn qaarna ay shaqo wanaag muujiyeen.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/siysada-sportska-qaranka.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3668\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/siysada-sportska-qaranka-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"644\" height=\"483\" \/><\/a>\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 06 March 2018 waxaa maanta si rasmi loo daah furay shirkada wada tashiga siyaasda sportiska somaliyee oo noqon doonto mid heer qaran dalka somaliyeed oo dhan lagu dhaqo. siyaasadan ayaa waxaa soo abaabulary wasarada dhalinyarada iyo ciyaaraha kubada cagta somaliyeed iyo wasiirada maamul goboleedyada iyo ururada sportiska somaliyed shirkan lagu daah furaya waxaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3666,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-3665","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3665","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3665"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3665\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3665"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3665"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3665"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=3665"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}