{"id":3643,"date":"2018-03-04T12:27:02","date_gmt":"2018-03-04T09:27:02","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=3643"},"modified":"2018-03-04T12:27:02","modified_gmt":"2018-03-04T09:27:02","slug":"heshiiska-shirkada-dp-world-dhulka-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=3643","title":{"rendered":"heshiiska Shirkada DP World dhulka somaliya"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t&nbsp;<\/p>\n<p>maalmahan waxaa sii kordhayey muranka dhanka ganacsiga dekedaha ay la galeyn maamulo katirsan maamulada ka jira dhulka somaliyed. waxaana uu gaaray heer dadka shacbiga iyo siyaasiyiinta ay ku kala qeeyb samaaan heshiiska shirkada DP world ay la galeeyn maamulada Somaliland iyo Puntland.<\/p>\n<p>sida heshiiska u dhacay waa mid ay ku qanacsaneyn shacbiyada iyo maamulada dekedaha Berbera iyo Bosaso. runti nidaamyada ka arimaya\u00a0 maamulada heshiiska galay waxaa jiray dano siyaasadeed oo ku qasbay xiligaa. haba ugur horeeyso doorashooyinka madaxnimo oo ku soo wajanaa. kuwaa oo u baahan dhaqaale iyo olole lagu galo. waxaana macquul ah in DP world ay bixisay dhaqaale xoogan ay ku galan madaxada maamualda doorashoyinka madaxnimo sida doorashada somaliland ka dhacaday\u00a0 iyo mida\u00a0 fooda inagu soo heeysa Puntland ka dhicidoonto.<\/p>\n<p>shirkadan waxaa ay ka hoowlgasha in ka badan 70 dekedood oo ku kalayaalo 6 qaraadood aduunka. waxaana ay caan ku tahay bixinta adeegyada dekedaha iyo daabulka shixnada iyo koneenerada maamulidooda oo ah hoowsha u gu badan ay aduunka ka\u00a0 ganacsato. wadamada ay ka howlgaal waxaa ay la galaan heshiisyo. waxaana ay ku kala duwanyahiin sida ay tahay awooda iyo aqoonta dowladaha ay heshiiska la galayan.<\/p>\n<p>waxaa kale oo jiro dalal heshiisyo lagalay DP world hadan ay isku fahmi wayeen fulinta heshiisyada iyo kuwo dib ka gartay cadalada darida heshiisyo kediska ay la galeyn shirkad DP worold waxa kamid ah Sudan, Jabuuti iyo dalalkale. dalka somaliya DP world\u00a0 waxa ay heshiis lagashay maamulo degaan oo ay ula tacaamushay sida qaran. waxaana ay cuskatay heshiiska berbero in\u00a0 madaxweyne xasan uu muujiye arinkina berbera in aan lasiyasadeynin oo laga fiiriyaa horumarka dalka sanadka 2012.<\/p>\n<p>shacbiyada maamulada ay DP worl heshiiska lagashay waxaa ay dareeymen culees xoogan dhanka nidaamka maamulada dekedaha kuwaa oo ku waye shaqaale iyo daqli kasoo xaroonjirey dekedaha. waxaa shaqa ka fadhiisi lagu sameye dad ka badan kun qofood\u00a0 iyo gadiid ay lahayeen boqolaal kale oo shaqada laga eryay. sameeynta ugu badan oo labo dhinaca ah waxeey tahay dadka shacbiga oo waaye furado shaqo iyo canshuur dheeri badecadaha lagu rogo mustaqbalka<\/p>\n<p>gancasatada waxaa ay dareemayaan cadaadis dhanka xoriyada gacansiga oo ay ku qasbanandoonaa in ay marin ka dhigtaa dubai oo ah in ay inta badan alaabdah kasoo iibsada dubai. iyo in ay jiri doonto cadaadis dhanka adeega oo lakala duwi doono.<\/p>\n<p>ugu dambeeyn dadka dhaqlaha odoroso waxaa ay sheegayaan in hadafka shirkadan uu ku dhisanyaay dhaale iyo siysada. marka hore shirkadan waxaa ay difaaci doontaa dhaqaalaha dubai oo ah in ganacasiga somaliyed ku xirnaado dubai iyo in aan deked weeyn oo tartan la geliakrtaa mida dubai aan laga dhisin dhulka somaliya iyadoo laga baqaayo Turki iyo China ineey maalgelin ku sameyan.<\/p>\n<p>siyaada waa arin labad oo ka dambeeys heshiiskan. dalalka carabta aya siyasad ahaan kala qeeybsan marka sameeynta DP world waxaay fure u noqondoontaa cadaadiska siyasadeed laga doonayo somaliya in lasaaro. UAE iyo dalalaka taagero waxaa ay saameyn kuyelandoontaa siyaasda somaliya.<\/p>\n<p>natiijad heshiiska DP world dhulka somaliya waa mid aan qorshe cad laheeyn. shacbiga iyo maamulada iyo dowlada soamliyed ay ku wareersanyahiin\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; maalmahan waxaa sii kordhayey muranka dhanka ganacsiga dekedaha ay la galeyn maamulo katirsan maamulada ka jira dhulka somaliyed. waxaana uu gaaray heer dadka shacbiga iyo siyaasiyiinta ay ku kala qeeyb samaaan heshiiska shirkada DP world ay la galeeyn maamulada Somaliland iyo Puntland. sida heshiiska u dhacay waa mid ay ku qanacsaneyn shacbiyada iyo maamulada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3645,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-3643","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3643","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3643"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3643\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3643"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=3643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}