{"id":3627,"date":"2018-02-22T07:09:36","date_gmt":"2018-02-22T04:09:36","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=3627"},"modified":"2018-02-22T07:09:36","modified_gmt":"2018-02-22T04:09:36","slug":"reysul-wasraha-dowlada-somaliya-xasan-cali-kheyre-oo-dadka-naafad-lakulmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=3627","title":{"rendered":"Reysul Wasaare  Xasan Cali Kheyre oo Dadka Naafada ah  lakulmay"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/KHEYRE.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3224\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2017\/03\/KHEYRE-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a><\/p>\n<p>Mudane Xasan Cali Kheyre Reysul wasraha xukumada somaliyed ayaa xafiiskiis ku qaabilay wakiilo kasocday dadka naafada somaliyeed kuwaa oo ay ku balansanyeen in ay kawada hadlaan arimaha dadka naafada. waxaana ay kawada hadleyn sida cabashad dadka naafada ay qabaan loo xalin lahaa.\u00a0 dadka naafada ayaa waxaa ay dalbadeeyn in loo sameeyo hayad qaran pp dastuuri ah, maadama aysan jirin wasaarad iyo xildhibaano matalo.<\/p>\n<p>waxaa halka hadal kooban yiri Shiikh nuur Baaruud oo si diinni ah ula hadaly reysul wasraha iyo ahmiyada ay leedahay in dadka naafada la caawiyo iyo in xaquuqaadkooda la siiyo mudnaan. dadka naafada ayaa waxaa ku celceliyeen dhaliisha ay u hayaan wasradaha qaar oo caqabad joogto ku ah dadka naafada somaliyed<\/p>\n<p>reysul wasare qeerye oo ka cudur daartay in uu san u heeynin waqti dheer ay ku kala warqaataan ayaa u mahad celiyed dadka naafada\u00a0 waxaana uu u balan qaaday waxqbad in ay u mujiyaan dadka naafada. waxaa kale oo uu xusay in ay muhiimtahay wadasahqeeynnta wasradaha ay queseyso hoowlaha naafada.\u00a0 reysul wasre qeeyre ayaa hadalkiisa kusoo gaba gabeey waa aan daneeyneeyna in dhisno hayad dadka naafada leeyahiin.<\/p>\n<p>dadka naafada ayaa aad ugu riyaaqsan in ay la kulmmaan mudo 2 jeer reysul wasre qeeyre kulamada oo kusoo idlaada markasto balamo. waxana ay xuklumada ka filayaan wax qabad muuqdo\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudane Xasan Cali Kheyre Reysul wasraha xukumada somaliyed ayaa xafiiskiis ku qaabilay wakiilo kasocday dadka naafada somaliyeed kuwaa oo ay ku balansanyeen in ay kawada hadlaan arimaha dadka naafada. waxaana ay kawada hadleyn sida cabashad dadka naafada ay qabaan loo xalin lahaa.\u00a0 dadka naafada ayaa waxaa ay dalbadeeyn in loo sameeyo hayad qaran pp dastuuri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3224,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-3627","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3627","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3627"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3627\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3627"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3627"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3627"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=3627"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}