{"id":3565,"date":"2017-12-06T00:26:24","date_gmt":"2017-12-05T21:26:24","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=3565"},"modified":"2017-12-06T00:26:24","modified_gmt":"2017-12-05T21:26:24","slug":"dood-ku-saabsan-doorka-dadka-naafada-bulshada-ku-dhexleyahiin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=3565","title":{"rendered":"Dood ku Saabsan Doorka Dadka Naafada Bulshada Ku Dhexleyahiin"},"content":{"rendered":"<div class=\"main-wrap\">\n<div class=\"content-wrap\">\n<div class=\"container layout-2-col layout-2-col-1 layout-right-sidebar layout-bc-before post-template-10\">\n<div class=\"row main-section\">\n<div class=\"col-sm-8 content-column\">\n<div class=\"single-container\">\n<article id=\"post-14126\" class=\"post-14126 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail  category-warar tag-ied single-post-content\">\n<div class=\"entry-content clearfix single-post-content\">\n<p>Maalin Isniin 04 Decmber 2017 waxaa dood lagu qabtay maagalada Muqdishu Hotel Peace oo at kazoo qeeyb galeeyn dad kor udhaafaya 70 qofood oo kakala socodo Xafiiska Qaramad midoobey Muqdishu, Wasradaha\/Xildhibaano, xafiska reysul wasraha, ururada bulshada rayidka iyo ururada dadka naafada u adeego.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IEDP-04-11-2017-pic-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-3567\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IEDP-04-11-2017-pic-1-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"539\" height=\"404\" \/><\/a><\/p>\n<p>waxaa halkaa looga dooday doorkad dadka naafada ku dhex lahaan karaan bulshada iyo hayadaha dowliga dalka ka jiro. dadka naafada ayaa waxaa at si firfircoon uga qeeyb qateyn dooda waxaan su\u2019aal la weeydiya ka jawabay dadka fadhiye masraxa<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"main-wrap\">\n<div class=\"content-wrap\">\n<div class=\"container layout-2-col layout-2-col-1 layout-right-sidebar layout-bc-before post-template-10\">\n<div class=\"row main-section\">\n<div class=\"col-sm-8 content-column\">\n<div class=\"single-container\">\n<article id=\"post-14126\" class=\"post-14126 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail  category-warar tag-ied single-post-content\">\n<div class=\"entry-content clearfix single-post-content\">\n<p>dadka naafada ayaa halkaa ku hantay xog iyo maclumad badan ku saabsan xaquuqaadkooda aas aasiga iyo kuwa caalimga ah. waxaa dadka looqeeyb biye bug yar oo gacanta algu qato ku qoran afafka Somalia iyo ingriis kaa si waadax ah u ga hadlaye xaquuqaadka dadka naafada ah aduunka.<\/p>\n<p>Halkudhigyada<\/p>\n<ul>\n<li><\/li>\n<li>gaaritaanka bulsh adaga oo dulqadata horumarka<\/li>\n<li>waxaan qeeybka aheeyn waxba noo ma ahan<\/li>\n<li>wax loo wada dhanyahay iyo ka qeeybgalin<\/li>\n<\/ul>\n<p>waxayabaha aksoo baxay\u00a0 dooda waxaa ka mid ah<\/p>\n<ul>\n<li>in wasrada xaquuqul insaanka iyo dowlada somaliyed at sameyaan siyaasada dadka naafada heer qaran<\/li>\n<li>saxiixa iyo ansaxita xeeraraka caalmiga xaquuqda dadka naafada oo at sameyse Qaramada Midoobay<\/li>\n<li>wasrada shaqada iyo shaqaalaha waa ineey hirgelisa xeerarka shaqoyinka fudud ee ILO iyo in at soo saarta amar waajib qaran in\u00a0 10% shaqalaha qaran iyo kuwa dadweynaha ahadan dad naafo ah.<\/li>\n<li>wasarada waxbrashada iyo taclinta sare waa ineey hirgelisa waxbarashada dadka baahida qaaska ah qaba.<\/li>\n<li>sameynta buuga xaquuqda dadka naafada calaamiga qaab farta dadka arga l\u2019a iyo suul dhabaal tan dadka dhagaha l\u2019a.<\/li>\n<li>yagleelida hayad qaran dadka naafada u adeegto mid dastuuri ah.<\/li>\n<li>in loogol xaaro qabashada shirweyen qaran dadka naafad uu soo qaban qaabiyo xafiisak reysul wasraha Xasan Cali Kheyre.<\/li>\n<li>abuurida daqli heer qaran horumarinta iyo daryeelka dadka naafada<\/li>\n<\/ul>\n<p><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IEDP-04-11-2017-pic-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-3568\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IEDP-04-11-2017-pic-2-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"544\" height=\"408\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<\/article>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/article>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maalin Isniin 04 Decmber 2017 waxaa dood lagu qabtay maagalada Muqdishu Hotel Peace oo at kazoo qeeyb galeeyn dad kor udhaafaya 70 qofood oo kakala socodo Xafiiska Qaramad midoobey Muqdishu, Wasradaha\/Xildhibaano, xafiska reysul wasraha, ururada bulshada rayidka iyo ururada dadka naafada u adeego. waxaa halkaa looga dooday doorkad dadka naafada ku dhex lahaan karaan bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3566,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-3565","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3565","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3565"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3565\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3565"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3565"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3565"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=3565"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}