{"id":3498,"date":"2017-09-02T13:35:11","date_gmt":"2017-09-02T10:35:11","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=3498"},"modified":"2017-09-02T13:35:11","modified_gmt":"2017-09-02T10:35:11","slug":"gabdo-ku-dhintay-iskuul-dabqabsaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=3498","title":{"rendered":"gabdho ku dhintay iskuul  dabqabsaday"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\tkuleej ay waxkabrtaan gabdhaha \u00a0ayaa dab xoogan qabsaday kuleejka ayaa magaciisa yahay Mio Gilrs High School dugisga sare gabdhaha \u00a0ee Mooy kaa kuyaale caasimada dalka Kenya Neeyroobi. \u00a0sida la shegayo waxaa kudhintay ilaa 7 gabdhood inka badna weey ku dhaawameeyn<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>arinkaan yaa \u00a0si kadis ah dadka masxkadooda u soo xasuusinaya masiibo xogan oo \u00a0dhacaday 2001 taa oo ay ku naf waayeen in kabdan 67 arday.<\/p>\n<p>warar hodrudhac ay shegyaa in dabka ay ka dambeeyeen qaar kamid ah ardayda oo ka careysan maamulka sikuulka oo soogabiye waqtiga fasaxa ardayada u bixijirineey. arday badan ayaa shegeeyn in ay arkeeyn falal dab ka kacaya iskuulka dhexdiisa kuwaa oo la demye waqtiyo kaladuwan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>wasrada waxbarshada dalka keyna ayaa shaacisey in fsax dheer iskuulka loo diro ardayda si ay u sameeyaan baaritaano dheeri ah iyo dib u dhis burburka soo gaarey iskuulka.<\/p>\n<p>walidiinta ardyadaa iskuulka gabdhaha ee dabku uu sameeye ayaa waxaa mujiyeen murogo iyo walaaca xogan kadib markii ay arkeen daycada heyta caruurtooda ku xeerysan iskulka. waalidka yaa ku dhallay dowlada sida ay uga gaabisay amaanka sluuka iyo masuuliyada caruurtooda.<\/p>\n<p>ma ahan markii ugu horeeyse ee uu dab qabsadao sikuul kuyaal dalka keenya waxaa ay arinkaa dhacaa markasta waana md noo noonoqda loona bahaynay in wax laga qabto<\/p>\n<p>&nbsp;\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>kuleej ay waxkabrtaan gabdhaha \u00a0ayaa dab xoogan qabsaday kuleejka ayaa magaciisa yahay Mio Gilrs High School dugisga sare gabdhaha \u00a0ee Mooy kaa kuyaale caasimada dalka Kenya Neeyroobi. \u00a0sida la shegayo&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3499,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-3498","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3498","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3498"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3498\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3498"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=3498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}