{"id":3482,"date":"2017-08-31T22:55:01","date_gmt":"2017-08-31T19:55:01","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=3482"},"modified":"2017-08-31T22:55:01","modified_gmt":"2017-08-31T19:55:01","slug":"fadeexada-zuma-dalka-south-africa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=3482","title":{"rendered":"fadeexada Zuma Dalka south africa oo qal qal gelisay siyaasada"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/Dusan-Suma.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3483\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/Dusan-Suma-300x174.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"313\" \/><\/a><\/p>\n<p>dalka south afrika waxaa hareeyse fadeexad qooyska madaxweyanaha dalka ka arimaya. taa oo ah musuq maasuq \u00a0dhaqaale lagu soo eedeye wiilka uu dhalay madaxweyn Jocob Zuma dalka south africa oo dalka la wareeye 2009.<\/p>\n<p>Dusan Zuma wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka south africa ayaa si weeyn loogu soo eedeye xatooyo iyo hanti lunsasho kagadaal marki koontadiisa bangia la xiray baaritaana lagu bilaawa. arinka ayaa yimid \u00a0sir laga helay xiirka ka dhexeeya reer Zuma iyo reer Gubt oo ah reer qani ganacsiyo waawyen kuleh aduunka<\/p>\n<p>fadeexada Suma ayaa ah mid si weeyn u hareeyese \u00a0saxafaada iyo rayulcaamka reer south africa \u00a0oo ka dhigay maqalada koowaad iyo hadal heeynta ugu badan dadka isla dhexmaryaan.<\/p>\n<p>xildhiban <a href=\"https:\/\/www.pa.org.za\/person\/pravin-gordhan\/\">Parvin Gordhan <\/a>oo ka tirsan Xisibga ANC \u00a0kaa mudo dheer soo ahaa wasiirka maliyada 2009 ilaa 2014 hadna dib loo soo magacaby 2015 \u00a0ilaa marh 2017 sandkaan oo xilka laga qaaday. ninkaan \u00a0waxaa \u00a0uu olole xoogan u galay sida uu soo bandhigilaha xiriirka ganacsi ka dhexeeye reer Zuma iyo Gupta. waxaana ka mid share ama qoondo uu ku lahaa samiga shirkado kala duwan oo ay wadalahayen Duzan \u00a0Zuma iyo reer Gupta. Mr. Dusan \u00a0warqad uu qoray \u00a0xildhiban Parvin ayuu ku yiri aniga waxaa i og waa waxada maliyad oo qura.<\/p>\n<p>Xildhiban Parvin ayaa ugu jawabay waxa madhadleh shaqalaha geeysiysad maliyada ka shaqeeya oo ka hor istaagay in aad masaxadaa qaladaadka maliyeed oo aad sameyse. Mr. Pravin \u00a0ayaa awoodisa \u00a0siyasadeed iyo aqoontiisa uga faa&#8217;iideye dadka iyo dalkiisa. waxaana uu dabagal xoogan ku haye musuq maasuq dhanka mailyada dalka south africa inta uu xilka haye.<\/p>\n<p>Dusan ayaa waxaa u hanjabay xildhiban inuu sharciga la tiisandoon uu gaaridoono heerkasto oo maxkamedeed ka dhan xildhibaanka. \u00a0xildhiban Parivan ayaa si geesinomoleh uga dhiidhiye arinka \u00a0una soo bandhigay xaqiiqaha jira<\/p>\n<p>Mr. Parvin ayaa waxaa lagu soo eedey musuq maasuq ka dhan ah sharciga \u00a0dadka hoowl gabka kaa lasheey in uu shrikada sharciga ka shaqeeysa qaar kamid u sahlay ineey qadankaran lacagta howgabka xili hore hadii ay jirto baahi kenikarta ama arin muhiim ah. \u00a0eedeynta ayuu xilkia ku weeye bishii march 2017 sanadkan<\/p>\n<p>sameynta fadeexadan ayaa cirka isku shareetey bukahi lasoo dhafay taa ka careeysiis xildhibano badan markii ay arkeeyn sida madaxweynaha u doonayo in sharciga uu hor istaaga qooyskisana ka difaaco lugat wiilkisa ku leeyhaay musuq maasuqa la shegey. iyo in madaxweynaha laftirksia uu awoodiisa ku tasarufay oo wax ka ogaa sida wax u dhaceeyn.<\/p>\n<p>waxaa sii kordhaya xildhibanda ka carodey arinkan iyo si xun u isticmaalka awooda madaxtinimo, \u00a0waxana socdo olole mooshin ka dhan madaxweyne Jokob Zuma kaa kalfadhiyada doodaha ay gaaraan heer caay iyo gacanka hadal ay dhacaan. hadii siidan arinka u sii socdo waxaa dhici kart in dalka uu galao qas iyo qalaan qul siyaasadeed \u00a0ama in cod kalsooni kala noqosho la qaado<\/p>\n<p>sida badanaa dhacada ganacsatada iyo tujaarta waaweyn waxaa ay xiriir dhow la yeeshaan wasiirada, xildhibanada, Saraakiisha Ciidanka iyo qooyska madaxweynaha si ay u helaan awood dheeri oo ay ku fuliyaan danahooda gaarka iyo musuq maasuq baahsan sida canshuura dhaaf aan sharci aheeyn, \u00a0boobitaana hanatida qaran iyo qandarsadyada waaweeyn<\/p>\n<p>&nbsp;\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>dalka south afrika waxaa hareeyse fadeexad qooyska madaxweyanaha dalka ka arimaya. taa oo ah musuq maasuq \u00a0dhaqaale lagu soo eedeye wiilka uu dhalay madaxweyn Jocob Zuma dalka south africa oo dalka la wareeye 2009. Dusan Zuma wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka south africa ayaa si weeyn loogu soo eedeye xatooyo iyo hanti lunsasho kagadaal marki [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3483,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-3482","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3482","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3482"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3482\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3482"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=3482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}