{"id":3448,"date":"2017-08-28T23:05:17","date_gmt":"2017-08-28T20:05:17","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=3448"},"modified":"2017-08-28T23:05:17","modified_gmt":"2017-08-28T20:05:17","slug":"dowladda-oo-la-wareegtay-qalab-dhameystiran-oo-lagu-maamuli-doono-hawada-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=3448","title":{"rendered":"Dowladda oo la wareegtay Qalab dhameystiran oo lagu maamuli doono Hawada Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/Civil-Aviationn1.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3449\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/Civil-Aviationn1-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"603\" height=\"454\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi raxmaan Kulmiye Xirsi \u201cCabdiraxmaan Dheere\u201d ayaa u sheegay SONNA in maanta saraakiil ka socoto Hay\u2019ada ECAO uu kala wareegay qalab dhameystiran oo lagu maamuli doono Hawada Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"content-ad\"><\/div>\n<p>\u201cWaxaan maanta qalabkii lagu maamuli lahaa hawada Soomaaliya kala wareegnay Hay\u2019ada ECAO, waan kaga mahad celineynaa Hay\u2019ada sida ay noo taageertay, qalabkaan wuxuu sahli doonaa in mudo dhowr iyo labaatan sano ka dib hawada Soomaaliya laga maamulo magaalada Muqdisho\u201d ayuu yiri Wasiiru dowlaha.<\/p>\n<p>Wasiiru dowlada wuxuu sheegay in heer gaba gabo uu marayo qorshaha ay guud ahaan kula soo wareegayaan Maamulka Hawada Soomaaliya, isagoo xusay ay diyaar tahay goobtii looga shaqeyn lahaa qalabkaasi ay maanta la wareegaan, waxa kaliya ee u harsana ay tahay in la soo wareejiyo shaqaalihi ka shaqeynayay hawada Soomaaliya oo hada ku shaqeeya dalka Kenya.<\/p>\n<p>\u201cQalab dhameystiran ayaan kala wareegnay Hay\u2019ada ECAO, meeshii aan ku shaqeyn laheyn way inoo diyaarsan tahay, waxaa inoo harsan shaqaalihii hawsha qaban lahaa oo hada ku shaqeeya xarun ku taala dalka Kenya\u201d ayuu intaa ku daray Wasiir Cabdiraxmaan Dheere.<\/p>\n<p>Qalabkaan la keenay magaalada Muqdisho ayaa ku soo aadaya xili shalay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo wareysi siiyay Wakaalada SONNA isagoo u sheegay\u00a0in bisha Oktoober dhamaadkeeda hawada Soomaaliya laga maamuli doono magaalada Muqdisho.\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdi raxmaan Kulmiye Xirsi \u201cCabdiraxmaan Dheere\u201d ayaa u sheegay SONNA in maanta saraakiil ka socoto Hay\u2019ada ECAO uu kala wareegay qalab dhameystiran oo lagu maamuli doono Hawada Soomaaliya. \u201cWaxaan maanta qalabkii lagu maamuli lahaa hawada Soomaaliya kala wareegnay Hay\u2019ada ECAO, waan kaga mahad celineynaa Hay\u2019ada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3449,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-3448","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3448","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3448"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3448\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3448"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=3448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}