{"id":3271,"date":"2017-06-11T07:18:34","date_gmt":"2017-06-11T04:18:34","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=3271"},"modified":"2017-06-11T07:18:34","modified_gmt":"2017-06-11T04:18:34","slug":"beesha-habar-idinle-oo-shaacisay-in-ay-kalsoonida-kala-noqotay-xildhibaanada-dowlada-ku-matala","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=3271","title":{"rendered":"Beesha Habar Idinle oo Shaacisay in ay kalsoonida kala noqotay Xildhibaanada Dowlada ku matala"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\tKulamo is daba joog ah oo maalmahaan ka socday magaalada muqdisho oo ey iskugu yimaadeyn Salaadiin, Nabadoono, cuqaal, aqoonyahano iyo siyaasiyiin ka soo jeeda beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ayaa waxay cabasho ka muujisay Xildhibaandooda ku kala matala labada aqal.<\/p>\n<p>Beesha Habar-adinle oo ka mid ah qabiilka Murusade ayaa waxay soo saareyn war-saxaafadeed ay cabasho ugu muujinayaan Xildhibaanadooda, iyagoo ku eedeeyay boob loo maray awood sheegasho dowladeed.<\/p>\n<p>Beeshu ayadoo ilaalinaysa wada dhalashada dhexdeeda ah ayay dalbtay dadkii boobka gaystay waana ay u garaabi waayeen , waxa ayna Beeshu is dul-taagtay ineysan xuquuqdooda ku metelin, mas&#8217;uulna ugu ahayn heer federal iyo mid gobol intaba .<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Beesha Habar Idinle<br \/>\n<\/strong><\/p>\n<hr \/>\n<p><a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/bayaanka-habar-idinle.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-3272\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2017\/06\/bayaanka-habar-idinle-218x300.jpg\" alt=\"\" width=\"705\" height=\"970\" \/><\/a>\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulamo is daba joog ah oo maalmahaan ka socday magaalada muqdisho oo ey iskugu yimaadeyn Salaadiin, Nabadoono, cuqaal, aqoonyahano iyo siyaasiyiin ka soo jeeda beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ayaa waxay cabasho ka muujisay Xildhibaandooda ku kala matala labada aqal. Beesha Habar-adinle oo ka mid ah qabiilka Murusade ayaa waxay soo saareyn war-saxaafadeed ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3272,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-3271","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3271","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3271"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3271\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3271"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3271"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3271"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=3271"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}