{"id":3186,"date":"2017-01-27T00:16:15","date_gmt":"2017-01-26T21:16:15","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=3186"},"modified":"2017-01-27T00:16:15","modified_gmt":"2017-01-26T21:16:15","slug":"muranka-telfoonada-madaxada-dalka-amerika","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=3186","title":{"rendered":"muranka telfoonada madaxada dalka Amerika"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t&nbsp;<\/p>\n<p>dadka aduunka ku nool in badan oo ka mid ayaa waxaa isticmaal telfonada gacanata lagu qaato waana alado muhiim u ah nolosha casriga maanta la joogo. haba ugu horeyaan dadka ilbaxada, hantileyaash iyo madaxa adeegsida telfonad gacanta.<\/p>\n<p>dalka mareykan waxaa jirta dood soo jireeyn \u00a0dhanka telfonada ay qaataan madaxad dalkaa. \u00a0hayada sirdoonka mareykna ayaa kadeerisay amaanka sirta xafiiska maxadweyne Turamp taa oo ka imaneeysa isticmlaaka Samsung Glaxy uu \u00a0isticmalo madaxeywnaha dalka armerika.<\/p>\n<p>sirdoonka ayaa waxaa ay mujiyeen walaac ay kaqaqabaan telfoonka duqowe uu wato madaxweyne Turamp oo \u00a0u nugul in la jabsdo sirtna laga xado. waxaa ay marar badan ku soo ceceliyeen in arinkaan waxa laga bedelo<\/p>\n<p>ma ahan markii ugu horeye muran dhanka telfonada uu dhexmaro sirdoonka Amerika iyo madaxda dalka. waxaa ay aheed xiligii taliska obamo oo ay sirdoonka \u00a0walaac ka mujiyeen telfoonka Obama oo ah blackberry ay ku shegeeyn inuu ah mid dugow macqultahay in la jabsada. balse Obama oo dagaal dheer u galay dooqiisa aya ku guleystay isticmaalka telfoonak uu sida weeyn u jecelyhy oo blackberryiga ah<\/p>\n<p>&nbsp;\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; dadka aduunka ku nool in badan oo ka mid ayaa waxaa isticmaal telfonada gacanata lagu qaato waana alado muhiim u ah nolosha casriga maanta la joogo. haba ugu horeyaan&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3187,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-3186","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3186","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3186"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3186\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3186"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3186"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3186"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=3186"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}