{"id":3050,"date":"2016-12-17T16:36:41","date_gmt":"2016-12-17T13:36:41","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=3050"},"modified":"2016-12-17T16:36:41","modified_gmt":"2016-12-17T13:36:41","slug":"saadam-xuseyn-xakumadiisa-ayaa-dalka-ciraaq-u-fiicaneeyd-in-ay-ka-tiliso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=3050","title":{"rendered":"Saadam Xuseyn Xakumadiisa ayaa dalka ciraaq u fiicaneeyd in ay ka tiliso"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/sadaam-hussein.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3051\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/sadaam-hussein-300x194.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"194\" \/><\/a><\/p>\n<p>buug laga qoray \u00a0waxyaabihii ay ka fahmeeyn qaarka mid ah sirdoonka mareeykan madaxweyne Sadaan Xuseyn xiliga uu xabsiga kujiray. buugaan ayaa waxaa qoray sarkaal katirsan sidoornka mareeynka kaa ku sameey saadaam baaritaan iyo xoga ka dhalin. ninka buuga qoray oo ah sarkaal ka tisan kooxda saadam gacanta ku heeysay markii ay ciidan dalka mareeykan xakunka tureeyn<\/p>\n<p>ninkaan ayaa waxaa ka mid waxaayabaha aan kula yabay sadaam waxaa uu yiri &#8220;waad ku fashilmidoontaan hoowlgalkan&#8221; \u00a0sadaam ayaa waxaa uu bixiye tusaley yaal badan kuwaa oo maantay muuqdo. dadka reer ciraaq ma xakumid doontaan dantiina ma garidoontaan ee waxaad dhex maqruuran doonta bad colaad iyo dhiig taa oo aad dib uga qoomameyndoontaan<\/p>\n<p>sadaam waxaa kle uu yriri inta jirdilka iyo su&#8217;alaha la weeydiinayey waxbadan kama taqaanaan dhanqanka, luqada iyo nolosh dadk carabta iyo sida loola dahqmao taa waxaa ay sii kordhineeysa fashilkiina oo qura. \u00a0waxaa kale uu yiri dowlada mareeykanka dagaal aan dan ugu jirin beey nagu sooqaaday iyada ayaan ku dambeeyn doonto dhibka<\/p>\n<p>qoraaga buugak Nixon oo ah mid ka mid sarakiisha sirdoonka mareeykanka ayaa yiri sida sadaam ahaa fikirkisaa iyo rajadiis oo ah iney dalka craaq si fufud ku maamulidoonin USA dadk reer ciraaqna aan qofna meel kuwadheyni karin waa waxyaabo hada muuqdo aan argana.<\/p>\n<p>sida madaxweyne turamp fikirkisa ka mid aheyd in duulanka ka dhanka ah ciraaq ay tahay wax lagu degdegay oo ay aheed in lagaafiirsado ayay . waana arin aan dhamaadkeeda muuqaanin. weyjiran waxyabo mudan in waxalga qabto waa insad ay ukala culusyahiin lookala hormariyaa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>qoraaga buugaan ayaa waxaa soo aruuriye maclumad badan ku saabsan dalka ciraaq waxan uu shegay in katalinta dal sida ciraaq oo ay dadkiisa yahiin kuwo fikir ahaan an isla jaanqadikarin sida Suniga tiradayar iyo shiicada tiradabadan ay tahay arin culeeyskeeda leh. sadaamna waxaa uu lahaa awood uu ku mareeya waxyabahaas kaladwuna oo is diidan.<\/p>\n<p>buugaan ayaa waxaa uu soo bixi doonaa \u00a0goordhow waxaan lagu iibindoona suqyada aduunka \u00a0waa buug si weeyn loo sugayo in la aqrisot waay dad badan ayaa daneeye arimaha sadaam iyo cawaaqibaha rajime change katurida xukmuadah kalitaliska kurisga.\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>buug laga qoray \u00a0waxyaabihii ay ka fahmeeyn qaarka mid ah sirdoonka mareeykan madaxweyne Sadaan Xuseyn xiliga uu xabsiga kujiray. buugaan ayaa waxaa qoray sarkaal katirsan sidoornka mareeynka kaa ku sameey saadaam baaritaan iyo xoga ka dhalin. ninka buuga qoray oo ah sarkaal ka tisan kooxda saadam gacanta ku heeysay markii ay ciidan dalka mareeykan xakunka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3051,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-3050","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3050","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=3050"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/3050\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=3050"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=3050"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=3050"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=3050"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}