{"id":2945,"date":"2016-11-29T21:42:23","date_gmt":"2016-11-29T18:42:23","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2945"},"modified":"2016-11-29T21:42:23","modified_gmt":"2016-11-29T18:42:23","slug":"cilmi-baaris-lagu-sameye-waxtarka-ukunta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2945","title":{"rendered":"Cilmi baaris lagu sameyay waxtarka ukunta"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t<a href=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/egg-for-health.jpg\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2941\" src=\"http:\/\/somalionlinemedia.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/egg-for-health-300x200.jpg\" alt=\"egg-for-health\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a><\/p>\n<p>Journal of American nutrition waa joornaal wax ka qora culuunta nafaqada iyo quudiinta kaa soo daabacay cilmi baaris lagu sameye ukunta qiimmaha ay lledahay. Warbixintaan ayaa shaacineeysa in ukunta ay tahay cunto nafaqo iyo caafimaadleh.<\/p>\n<p>Cilmi baaristaan ayaa xustay in cunida ukunta ay ka hortagi karto qatarta qofka in dhiig kar ku dhaca ama in jirkiisa ay ku badato maadada\u00a0 sababto xijirada dhiiga ka sameeysa oo ah waxa sababa dhiig karka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Cilmibaaristaan ayaa naqdineeysa kuwo hore loo sameeye. waxaana ay muujineeysa in cunida \u00a0xabad ukun maalinkasta ay \u00a0tahay fursad 12% in ay ka hortagto qatarta cudurka dhiig karka iyo hanashadiisa.<\/p>\n<p>Darasadan sheegtay in ukunta tahay cunto dheelitiran caafimaadkana u fiican.\u00a0 Waxaa kale oo ay yareeysa fursadaha jirkada ugu dhalankaro cudurka dhiig karka<\/p>\n<p>Dadka qabo cudurka dhiig karka waa ay quudan karaan ukunta iyagoo ka helikara nafaqo dheelitiran oo caafimadka iyo nolosh qofka waxa weeyn ka tarikarta.\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Journal of American nutrition waa joornaal wax ka qora culuunta nafaqada iyo quudiinta kaa soo daabacay cilmi baaris lagu sameye ukunta qiimmaha ay lledahay. Warbixintaan ayaa shaacineeysa in ukunta ay tahay cunto nafaqo iyo caafimaadleh. Cilmi baaristaan ayaa xustay in cunida ukunta ay ka hortagi karto qatarta qofka in dhiig kar ku dhaca ama in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2941,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2945","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2945","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2945"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2945\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2945"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}