{"id":2935,"date":"2016-11-28T21:10:35","date_gmt":"2016-11-28T18:10:35","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2935"},"modified":"2016-11-28T21:10:35","modified_gmt":"2016-11-28T18:10:35","slug":"fursad-qaali-saxaafada-iyo-saxaafiyiinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2935","title":{"rendered":"fursad qaali saxaafada iyo saxaafiyiinta"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\txirfadleyaale badan oo saxfiyiin ah aduunka ku nool ayaa waxaa joogta la ah hami ah in ay horumariyaan mihnadooda shaqo ama saxafada ay ku shaqeeyaan. arinkaa ay ah mid aad iyo ay uga welwelsanyahiin dad badan dalal kaladuwan caalmka ku nool. caqabadah jira ayaa waxaa ka mid la&#8217;aan fursada ay kor ugu qadaan xirfadooda saxaafdeed.<\/p>\n<p>arinkaan ayaa waxaa loo aaneeyaa inta badan dhaqaale yari ama tageero taa oo ah xudunta caqbada hortaagan shaqsiyaad badan saxafad ku shaqeeysta. \u00a0nasiib wanaag waxaa jiraan hayada hoowlahan ahaya oo markastana bixiya taageerada ay u bahanyahiin dadka jecel ineey kor u qaadaan xirfadooda saxafinimo.<\/p>\n<p>dalkeena somalia waxaa uu ka midyahay dalalka ay hareeysay dhibkan la&#8217;aanta fursada lagu caawiyo saxfiyiinta ineey kor u qaadan aqoontooda iyo xirfadooda. mana jiraan mashaariic muuqda hoowlahan tabgeliya. inkastoo ay jiran fursado seminaaro yayar oo \u00a0xirfada saxaafad lagu baro saxafiyiin badan lakiin waa wax kooban oo ah seminaar malin ama maalmo sodo oo aan kaafin karin baahida baaxada weeyn uu qofka xirfadlaha qabo<\/p>\n<p>xog aruurino badan ay asameeyse somalia online media ayaa waxaan ku soo saari doono ilo muhiim oo ay dadka ka bogan karaan macluumaadyo dheeri oo ku saabsan sida ay xirfadooda saxaafadeed u horumarin karaan. waxaan aan wadnaa diyaar gareeynta maqaalo badan oo ku saabsan saxaafada kuwaa oo ka hadli doono siyaabaha loo kobcin karo xirfadlaha iyo xirfada saxafadeed.<\/p>\n<p>waan soo dhoweeyneeynaa qofkasta oo ka qeeyb qaadan karaa arinkaan. waxaana sii doonaa fursad uu ku soo bandhigo hal abuurkiisa iyo fikirkiisa ku adan arinka horumarinta saxaafada somaliyed.<\/p>\n<p>waxayaabah ay dadka arinkaan daneeyo ka bogan karaan waxaa ka mid fursado shaqsiyaad u furan iyo mid xarumaha iyo ururada u furan<\/p>\n<p>fursadaha shaqsiyadka<\/p>\n<p>shaqsiyaadka si joogta ugu xirma maqaaladan waxaa ay heli doonaan macluumad ku saabsan sida ay u helikaraan scholarship iyo kaalmo dhaqale \u00a0uu adeegan karo kor uqaadida xirfadiisa ama uu soo hindiso mashruuc warbixin ama report ku wajahan waxyabo muhiim dadka iyo dalka wax \u00a0tarikara.<\/p>\n<p>fursada xarumaha<\/p>\n<p>xarumaha saxaafad sida radiyaasha, TV yada, websites, journalda iyo ururada u adeega saxaafada waxaa ay heli doonaan macluumaad ku saabsan sida ugu macquulsan ay ku helikaraan dhaqaale ay ku hirgeliyaan mashaariic saxaafada ku saabsan too noqon karta mashruuc wacyigelin, waxbarasho iyo qalabeeyn xaruntooda shaqo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>ahmiyada<\/p>\n<p>waxaa muhiim in dadka daneeynaya iney ka faa&#8217;iidaan fursadahan ay si fiican u yaqaanaan luqadaha qalaad qaar kamid ah. sababtoo ah macluumdyada ayaa waxaa ay ku qoranyahiin luqado shisheeye. \u00a0waxaan loo baahanyahy in shaqsi kastaa uu sameeyn karo daraasad iyo baarasho macluum dheeri ku wahan xogta lasiiye<\/p>\n<p>macluumadka halkan kala bax qeeybta ugu horeeysa waana taxane ha moogan<\/p>\n<p>http:\/\/www.city.ac.uk\/courses\/postgraduate\/international-journalism<\/p>\n<p>http:\/\/china-africa-reporting.co.za\/how-to-apply-for-a-grant\/\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>xirfadleyaale badan oo saxfiyiin ah aduunka ku nool ayaa waxaa joogta la ah hami ah in ay horumariyaan mihnadooda shaqo ama saxafada ay ku shaqeeyaan. arinkaa ay ah mid aad iyo ay uga welwelsanyahiin dad badan dalal kaladuwan caalmka ku nool. caqabadah jira ayaa waxaa ka mid la&#8217;aan fursada ay kor ugu qadaan xirfadooda saxaafdeed. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2935","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2935","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2935"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2935\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2935"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}