{"id":2928,"date":"2016-11-24T21:35:05","date_gmt":"2016-11-24T18:35:05","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2928"},"modified":"2016-11-24T21:35:05","modified_gmt":"2016-11-24T18:35:05","slug":"sarkaal-ka-digaay-dagaal-dhexmara-dalalka-hidiya-iyo-baskista","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2928","title":{"rendered":"Sarkaal ka digay dagaal dhexmara dalalka Hidiya iyo Baskista"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t&nbsp;<\/p>\n<p>sarkaal katirsan cidanka cirka dalka Paskitan\u00a0Marshal Sohail Aman ayaa ka digay dagaal xogaan oo ka qarxikar dalalka Hindiya iyo Bakistan oo labo wadan oo deris ah kana dhaxeeyso xiisad muran deeganka Kashmiir oo ah goob ay labada dal ku muransanyhiin lahanshaheeda<\/p>\n<p>isku dhacyo goos goos ah bilahii lasoo dhaafay xaduudka ka socday ayaa laga baqayaa in ay isu bedesho colaad xoogan oo dhexmarto labada dal oo ah quwado xoogan heeystan hubka nugliyeerka. xisadahan colaadeed aya ah ku wadmada gibolka kuyaalo ay walaac xoogan ak qabaan. sababtoo ah labadan dal ayaa ku hubeeysan hubka halista nugeliyeerka oo sameeynkara dhamaan qarada asia.<\/p>\n<p>murank jamu kashmiir waa mid mudo dheer soo jiray qolokastan waxaa ay ku andacooneeysaa in ayada leedahay. lakiin xasradan ayaa hada ku timid hoowlgalo ay ciidanka hindiya ka samayeen xadka aygoo baacsanaya koox hubeeysan oo dhibaato ka wadeeyn xadka. \u00a0dalka baskitaan ayaa isna ka carooday hoowlgalada cidanka hindiya taa oo pakistan u aragto faragil qaawan ka dhan ah dhulkeeda<\/p>\n<p>qubarada arimaha ciidanka waxka dhaha ayaa muujiyey xaalad aan fiicneeyn sida wax u socdaan. \u00a0waxaana ay saadaliyeen dagaal cawaaqib xoogan reebo in uu halkaa ka biloowda. sababtoo ah Pakistan waa dal yar misan isku haleeynaya heysashada hubka nugliyeerka iyo dalka hindiya oo iku haleeyna badida ay ka badanyhiin dadka pakistan. xeerdheereyaal dhanka ciidanka ayaa ku taliyeen in caalamka uu faragelin deg deg ah ku sameyo xisada jamu kashmiir\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; sarkaal katirsan cidanka cirka dalka Paskitan\u00a0Marshal Sohail Aman ayaa ka digay dagaal xogaan oo ka qarxikar dalalka Hindiya iyo Bakistan oo labo wadan oo deris ah kana dhaxeeyso xiisad muran deeganka Kashmiir oo ah goob ay labada dal ku muransanyhiin lahanshaheeda isku dhacyo goos goos ah bilahii lasoo dhaafay xaduudka ka socday ayaa laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2929,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2928","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2928","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2928"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2928\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2928"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}