{"id":2924,"date":"2016-11-23T21:49:30","date_gmt":"2016-11-23T18:49:30","guid":{"rendered":"http:\/\/somalionlinemedia.com\/?p=2924"},"modified":"2016-11-23T21:49:30","modified_gmt":"2016-11-23T18:49:30","slug":"ruushka-oo-shaaciyey-farsameeynta-gantaalo-nugliyeerka-qaado","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/faafitv.com\/?p=2924","title":{"rendered":"ruushka oo shaaciyey farsameeynta gantaalo nugliyeerka qaado"},"content":{"rendered":"<p>\t\t\t\t&nbsp;<\/p>\n<p>xukamada ruushka warbixinteeda hubka ayaa waxaa lagu sheegay in dolwada Ruushka ay soo saartay gantaalo casri ah kuwaa oo qaadikar hubka nugleerka. \u00a0warkii ugu dambeey ayaa ah in dowlada ruushka ay wado qorshey ay ku \u00a0farsameeyneeyso 4000 oo gantaalaha ridada dhaadheer kuwaa nugleerka qaadi karo.<\/p>\n<p>gantaalka cabirkiisa ayahay 4202 ayaa waxaa maray tijaabo taa muujisey guul in ubkaan la isticmali karo. hubkan \u00a0ayaa waxaa uu ka halis badanyhy bombooyinka nugliyeerka dowlada mareeykan ku diray dalka Japan Horishim iyo Negasako. \u00a0quubaradaa hubkaan farsameey ayaa sheegeeyn in hubkaan uu ayhay mid aan raadarka qaban lana toogan karin waxana ay kudo kooban ku gaari karaan aduunka intiisa badan<\/p>\n<p>arinkaan ayaa yimid xili la filaaye in xiriirka dowladaha USA iyo Russia uu fiicanaandoon kadib marka Turamp uu ku dhawaqay in xiirka dalka uurshka iyo USA dib loo soo celindoono. labada madaxweyn ayaa kuwada hadlay dhanka isgaarsiinta waxaan ay isla meeldhiigeeyn muhiimada in ay kulmaan inkastoo anan waqti cayiman la isku raacin<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;\t\t<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; xukamada ruushka warbixinteeda hubka ayaa waxaa lagu sheegay in dolwada Ruushka ay soo saartay gantaalo casri ah kuwaa oo qaadikar hubka nugleerka. \u00a0warkii ugu dambeey ayaa ah in dowlada ruushka ay wado qorshey ay ku \u00a0farsameeyneeyso 4000 oo gantaalaha ridada dhaadheer kuwaa nugleerka qaadi karo. gantaalka cabirkiisa ayahay 4202 ayaa waxaa maray tijaabo taa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2925,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_bbp_topic_count":0,"_bbp_reply_count":0,"_bbp_total_topic_count":0,"_bbp_total_reply_count":0,"_bbp_voice_count":0,"_bbp_anonymous_reply_count":0,"_bbp_topic_count_hidden":0,"_bbp_reply_count_hidden":0,"_bbp_forum_subforum_count":0,"content-type":"","wprm-recipe-roundup-name":"","wprm-recipe-roundup-description":"","footnotes":""},"categories":[10],"tags":[],"ppma_author":[183],"class_list":{"0":"post-2924","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-somali-news"},"authors":[{"term_id":183,"user_id":1,"is_guest":0,"slug":"admin","display_name":"admin","avatar_url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/e2230b2cd869f5a19d3c243e4a0524af083a4461319b6a5e8449b027ba16c929?s=96&d=mm&r=g","0":null,"1":"","2":"","3":"","4":"","5":"","6":"","7":"","8":""}],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2924"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2924\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=\/"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2924"},{"taxonomy":"author","embeddable":true,"href":"http:\/\/faafitv.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fppma_author&post=2924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}